Posted in WARARKA MAANTA

Rabshado hor leh oo ka dhacay Qudus oo u dhexeeyo booliska Israa’iil iyo Falastiiniyiinta

May 9, 2021 Rabshado hor leh ayaa maanta ka dhacay magaalada Qudus kaas oo u dhexeeyo booliska…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda oo cambaareysay weerarkii ka dhacay magaalada Kaapul ee caasimadda dalka Afgaanistaan.

May 9, 2021 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay weerar loo adeegsaday qaraxyo ay dad badani ku dhinteen…

Posted in WARARKA MAANTA

Roobab khasaare dhaliyay oo xalay ka da’ay Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya

May 9, 2021 Waxaa hakad uu ku yimid isu socodka gaadiidka iyo dadka u kala goosha magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Sadiq Khan oo mar kale la doortay in uu Noqdo Duqa magaalada London

May 9, 2021 Duqa magaalada London Sadiq Khan oo ahaa musharraxa xisbiga mucaaradka ah ee Labour Party…

Posted in WARARKA MAANTA

Gantaalkii Shiinaha ka fakaday oo ku dhacay meel u dhaw Badweynta Hindiya

May 9, 2021 Maalmo kadib waxaa soo dhacay Gantaal Warbaahinta caalamka ay aad u hadal haysay oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo dib ugu laabtay Jowhar

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo todobaadyadii la soo dhaafay ku sugnaa Magaalada Muqdisho…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Wakiilada Beesha Caalamka

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta ka qeybgalay shir ay ku casuumeen qaar ka mid…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo ka shirtay u diyaar garoowga sugida Amniga Maalmaha Ciida

Ku-simaha Madaxweynaha Maamulka Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka maamulkaas Axmed Cimi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyay kulan ku saabsan…

Posted in WARARKA MAANTA

Turkiga & Sacuudiga oo ka wada hadlaya khilaafka u dhaxeeya

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Turkiga, Mevlüt Çavuşoğlu  ayaa qorsheynayo inuu Toddobaadka soo socdo safarkiisii u horeeyey ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Marka oo sheegay inay awood ku furi doonaan waddo 7 sano u go’doonsan Al-Shabaab

Guddoomiyaha Maamulka Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay inay qorsheeynayaan inay isku furaan wadada…

Posted in WARARKA MAANTA

Saddex qof oo ku geeriyootay Shil ka dhacay Magaalada Nairobi

Shilka oo ahaa mid Gaari ayaa waxaa uu ka dhacay Koonfurta Bypass, ee ismaamulka Nairobi, waxaana ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay wada-hadallo la fureyso dowladda Kenya

Kadib markii dowladda Soomaaliya 6-dii Bishaan ay ku dhawaaqday inay dib  soo celisay xiriirkii kala dhaxeeyay dowladda…