Ku dhawaad 4,000 oo qof oo Hindiya Covid-19 ugu dhimatay
Hindiya ayaa diiwaan gelisay maalintii ugu dhimashada badneyd ee ee coronavirus, iyada oo 3,689 ay u dhinteen…
Weerar khasaaro geystay oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe
Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa la sheegay inay weerar ku qaadeen Guri ku yaal degmada…
António Manuel de Oliveira Guterres ayaa soo dhaweeyey Go’aankii ay Golaha Shacabka ee BFS shalay ku ansixiyeen Sharciga Khaaska ee Doorashooyinka Federalka iyo in dib loogu laabto Nidaamkii Doorashadda ee lagu heshiiyey bishii September 17-dii ee sanadkii hore ee 2020-kii.
Afhayeenka Xoghayaha Guud ee QM, Stephane Dujarric ayaa sheegay inuu Antonio Guterres ugu baaqay dhamaan Saamilayda Siyaasadda…
Maamulka Magalada Dhuusamareeb oo cambaareeyay tallaabo ay qaadeen Ciidamada ilaalada wadooyinka
Maamulka Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa cambaareeyay dhisme Ciidamada ilaalada wadooyinka ee Galmudug ay ka dhex…
Maamulka Magalada Beledweyne oo Farriin u diray Hay’adaha Samafalka
Gudoomiye ku xigeenka Arimaha Bulshada ee Magaalada Baladweyne ayaa Hay’addaha , Ganacsatada iyo deeq bixiyayaasha ugu baaqay…
Fanaankii Caanka ahaa ee Cabdi Qaboojiye oo geeriyooday
Waxaa la xaqiijiyay in Magaalada Oslo Ee Caasimada Dalka Norwey uu ku geeriyooday Fanaankii Caanka ahaa ee…
Jubbaland oo shuruud ku xirtay ka qeyb-galka shir uu ku baaqo Ra’iisul Wasaaraha
Iyada oo madaxwaynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo khudbadii uu shalay ka horjeediyay Golaha Shacabka…
Taabit Cabdi oo ku baaqay in aan shuruud lagu xirin wada-hadallada doorashada
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir hadana ah musharax madaxwayne Taabid Cabdi Maxamed ayaa ku baaqay in Ra’iisul…
Musharraxiinta oo si diiran u soo dhowaynayaa in Rooble la wareego maamulka doorashooyinka qaranka iyo amniga dalka
May 2-2021 Midowga Musharraxiinta wuxuu soo dhowaynayaa in RW Rooble uu si buuxda ula wareegay maamulka doorashooyinka…
Maamulka dhusamareb oo ka hadlay wadao ay jareen ciidanka nabad galyada wadooyinka Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb
May 2-2021 Maamulka Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa cambaareeyay dhisme Ciidamada ilaalada wadooyinka ee Galmudug ay…
Xildhibaan Mahad Salaad oo ka hadlay khudbaddii uu xalay jeediyey ra’iisul wasaaraha xilka sii-haya Rooble
May 2-2021 Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ka fal-celiyey khudbaddii uu xalay…
Kuuriyada Waqooyi eedayn u jeediyay madaxweynaha Maraykanka Joe Biden
May 2-2021 Kuuriyada Waqooyi ayaa cambaarayn u jeedisay maamulka Biden, xilli uu iisu diyaarinayo inuu soo bandhigo…