Qaramada Midoobay “Waxaa loo baahan yahay 2.6 bilyan doolar sii loo caawiyo dad ay saameeyeen abaaraha Soomaaliya”
Qaramada Midoobay, hay’addaha gargaarka, iyo dawladda federaalka ayaa sheegay in loo baahan yahay 2.6 bilyan oo doolar…
Booliska dalka Koonfur Afrika oo bilaabay baaritaan meydad lagala baxay qabuuro ku yaalla gobolka waqooyi ee Limpopo.
Booliska dalka Koonfur Afrika ayaa bilaabay baaritaan iyo iyaga oo dalbaday marqaatiyo ka dib markii meydad lagala…
Guddoomiye Madaale oo daah furay suuq weynaha Muqdisho
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay Bandhiga Suuq Weynaha…
Wasiirka amniga Jubbaland oo kormeeray xerooyinka Ciidanka Xoogga ee Degmada Afmadow
Wasiirka Wasaaradda amniga Jubbaland, Yuusuf Xuseen Cusmaan (Dhuumaal) oo uu weheliyo taliyaha qaybta 43aad ee Ciidanka Xoogga…
Madaxweynaha Turkiga Erdoğan ayaa booqday Kahramanmaraş, oo Dhulgariirku Sida ba,an ugu
Madaxweynaha Turkiga Erdoğan ayaa booqday Kahramanmaraş, oo ah magaaladii uu sida weyn ugu dhuftay dhul gariirka Isniintii,…
Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Kulan Gaar Ah La Qaatay Madaxweynaha Dalka Talyaaniga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad soodhaweyn ah oo heerkeedu sarreeyo loogu sameeyey…
Meydadka arday Soomaali ah oo laga helay burburka dhul-gariirkii Turkiga
Waxaa weli isa soo taraya khasaaraha baaxadda leh ee ka dhashay dhulgariirkii ku dhuftay dalka Turkiga, kaas…
Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ah Isimada Sool oo markale si adag uga hadlay dagaalka
Garaadka oo sii daba-socda baaqii nabad-galyo ee dhawaan uu jeediyay madaxweyne Muuse Biixi ayaa sheegay in dagaalka…
Dagaalka ka socda magaalada Laascaanood oo maalintii afaraad galay
Waxaa maalintii afaraad galay dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee xartunta gobolka Sool iyada oo magaalada laga…
Tirada dadka ku dhintay dhulgariirka Turkiga korortay
Tirada dadka ku dhintay dhulgariirka ku dhuftay Turkiga ayaa kor u dhaaftay 9,000, sida laga soo xigtay…
Madaxweyne Erdogan oo booqanaya magaalooyinka uu dhulgariirka ku dhuftay
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa lagu wadaa in uu booqasho ku tego gobollada Kahramanmaras iyo Hatay,…
Dad dhintay xilli weerar lagu qaaday kolonyada baabuurta Qaramada Midoobey oo marayay DR Congo
laa saddex oo kamid ahaa dad dibadbaxyo ka dhigayay bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo ayaa ku dhintay…