Muwaadin Somali ah oo habeenkii xalay ahaa lagu dilay Xaafad Ka Tirsan Magaalada Cape Town ee South Africa.
May-1-2021 Muwaadin Somali ah ayaa habeenkii xalay ahaa lagu dilay Xaafad Ka Tirsan Magaalada Cape Town ee…
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Hambalyo udiray Shaqaalaha Soomaaliyeed
May-1-2021 Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa Hambalyo udiray Shaqaalaha Soomaaliyeed, maalinta Shaqaalaha…
Lloyd Austin “Qaabka aan u dajinay qorshaheena dagaal ee soo socda waxay noqondoontaa mid gebi ahaanba ka duwan
May-1-2021 Mareykanka ayaa isu diyaarinaya hirgalinta qorshe dagaal oo mustaqbalka dhici kara, kaasi oo u muuqda mid…
C/wali Gaas “ Farmaajo wuu ku guul darreystay qabashada doorasho loo dhan yahay
May-1-2021 Raisal wasaarihii ku xigay farmaajo ahaana Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa…
Mareykanka oo sheegay inuu xadidi doono dadka uga imaanaya Hindiya, wixii ka bilaawda horaanta bishan
May 1-2021 Mareykanka ayaa sheegay inuu xadidi doono dadka uga imaanaya dalka Hindiya, wixii ka bilaawda horaanta…
Wabiga Shabeelle oo xalay fatahaad ka geystay deegaanada Moyko iyo Baarey oo dhaca duleedka magaalada Jowhar
May 1-2021 Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in Wabiga Shabeelle uu xalay fatahaad ka geystay…
Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday oo Goor dhaw hor tagaya Golaha shacabka
May 1-2021 Madaxweyne waqtigiisa dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la filayaa in uu goor dhaw hortago Golaha…
farmaajo oo Maalinta Shaqaalaha Adduunka awgeed hambalyo u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed
. May 1-2021 Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maalinta Shaqaalaha Adduunka awgeed waxaa uu Maanta hambalyo…
Ruushka oo saraakil ka tirsan Midowga Yurub ka mamnuucay Dalkiisa in ay soo galaan
May 1-2021 Dowladda Ruushka ayaa sideed sarkaal oo reer Yurub ah ka mamnuucday in ay dalkeeda soo…
Jubaland oo gaashaanka u daruurtay inaysan ka qeyb-geli doonin shirka arrimaha doorashada ee ku baaqay farmaajo
May 1-2021 Maalmo kadib waxaa ka soo jawaabay hadalkii ka soo baxay Villa Somaliya Maamulka Jubaland ee…
Danjire Tarsan “ Madaxweyne farmjaajo waxaan ugu baaqayaa in uu is casilo oo uu xilka ku Warejiyo Rooble
. April 30-2021 Safiirka Somaliya ee Kenya danjire Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Waqtigiisa…
Xildhibaannada golaha shacabka oo goordhow loo diray fariin lagu wargelinayo in ay beri oo sabti ah ay soo xaadiraan kalfadhiga golaha shacabka
April 30-2021 Waxaa caawa Fariin loo diray Xildhibaannada golaha shacabka oo lagu wargelinayo in ay beri oo…