Posted in WARARKA MAANTA

Maxay ka wada hadleen Duqa Muqdisho & Safiirka Turkiga?

Muqdisho, April 18 2021–Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Md. Cumar Maxamuud Maxmed (Cumar-Filish) ayaa Maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

C/raxmaan Cabdishakuur oo sheegay in aysan dooneyn la kulanka Farmaajo

Muqdisho, April 18 2021–Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame kana mid ah Midowga Musharixiinta ayaa sheegay in xilligaan aysan…

Posted in WARARKA MAANTA

Shil khasaaro geystay oo ka dhacay duleedka Beledweyne

Muqdisho, April 18 2021–Shilka oo ah mid gaari ayaa waxaa uu Maanta ka dhacay degaanka Ceeljale ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Diplomaasiyiinta Maraykanka & UK oo lagu amray inay isaga baxaan dalka Chad

Muqdisho, April 18 2021–Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka waxay ku amartay Diplomaasiyiinta aan daruuriga ahayn ee ka hawlgala…

Posted in WARARKA MAANTA

20 sano kadib maxaa laga dhaxlay duulaankii ciidamada reer galbeedka ku qadeen Afghanistaan?

April 18-2021 Kadib 20 sano oo ay dalka joogeen, ciidamada Mareykanka iyo kuwa Ingiriiska hadda waxaa ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Musharax Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo weerar mar kale ku qaaday Guudlaawe lafta-gareen iyo Qooq qoor.

.  April 18- 2021 Musharax Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo weerar afka ah ku qaaday Madaxweynayaasha maamul goboleedyada…

Posted in WARARKA MAANTA

Saraakiil ka tirsan Tababarayaasha Mareykanka ee Ciidamada DANAB oo Xerada Tababarada Garoonka Balli-doogle dib ugu soo laabtay.

 April 18- 2021 Saraakiil ka tirsan Tababarayaasha mareykanka ee Ciidamada DANAB ee xoogga dalka Soomaliyeed ayaa waxaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Dalka Chad oo Diplomaasiyiinta Maraykanka & UK ku amartay in ay ka baxaan dalkaasi.

 April 18- 2021 Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka waxay ku amartay Diplomaasiyiinta aan daruuriga ahayn ee ka hawlgala…

Posted in WARARKA MAANTA

Tirada dadka u dhintay cudurka Covid-19 oo kor u dhaaftay saddex milyan oo qof, sida ay shaacisay jaamacadda Johns Hopkins.

 April 18- 2021 Tirada dadka dunida oo dhan ugu dhintay cudurka Covid-19 ayaa kor u dhaaftay saddex…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Somaliland oo kala dhex galay maleeshiyadkii ku Dagaalamay degaanka Dhabar-Dalool ee degmada Xudub ee gobolka Sool

 April 18- 2021 Waxaa xaalad  deganaansho ah laga dareemayaa degaanka Dhabar-Dalool ee  degmada Xudub ee gobolka Sool,…

Posted in WARARKA MAANTA

Iiraan oo shaacisay magaca ninkii ka dambeeyay weerarkii toddobaadkii hore lagu qaaday xarunta nukliyeerka Natanz.

 April 18- 2021 Telefishinka dowladda Iiraan ayaa magacaabay nin ay sirdoonka dalkaas sheegeen inuu ka dambeeyay weerarkii…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Cadaaladda maamulka Koonfur Galbeed oo shaaciyay in dad loo soo qab qabtay Caruurtii la dilay maalmo ka hor.

 April 18- 2021 Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay inay weli socdaan baaritaano xoog leh oo la xiriira…