Qasriga Boqortooyada Ingiriiska oo ku dhawaaqay in uu geeriyooday Prince Philip
April 9-4-2021 Prince Philip, oo ahaa Boqoradda Elizabeth II ninkeeda, ayaa geeriyooday isagoo 99 jir ah, sida…
Wabiga Shabeelle oo Biyo Yareeyay sida ay sheegeen dadka deegaanka
April 9-4-2021 Wabiga Shabeelle ee dhaxmara gobolka hiiraan waxaa nolol ahan ku tiirsan dadka Beeraleyda ah, Xoolaleyda…
Filibiin oo ka joojisay isticmaalka talaalka AstraZeneca’s COVID-19 dadka ka yar 60 sano
April 9-4-2021 Masuuliyiinta caafimaadka ee Filibiin ayaa khamiistii joojiyay isticmaalka talaalka AstraZeneca’s COVID-19 ee dadka kayar 60…
Turkiga oo shegay in markii ugu horreysay uu ku howlan yahay in uu soo saaro tallaalka cudurka Covid-19.
April 9-4-2021 Turkiga ayaa shaaciyay in markii ugu horreysay uu ku howlan yahay in uu soo saaro…
Maamulka Isbitaalka Keysaney oo oo ka cabanaya dhac loo geestay dhaqaatiir iyo gaadiidka gurmadka deg degga ah Ambulance ee Isbitaalka leeyahay.
April 9-4-2021 Maamulka Isbitaalka Keysaney ee magaalada Muqdisho ayaa xaqiijiyay in ugu yaraan 5 jeer dhac xoog…
Taliye Xigeenka Ciidanka Boliiska Sareeye Guuto Kaniif oo tababar u soo xiray Ciidan ka wada tirsan Ciidanka Booliiska iyo kuwa Milatariga
April 9-4-2021 Taliye Xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliya, ahna ku simaha Taliyaha Sareeye Guuto Cusmaan Cabdulaahi Maxamed( Kaniif)…
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo amray in bartilmaameedsado qoryaha guryaha lagu haysto, ee loo yaqaan “qoryaha cirfiidka
April 9-4-2021 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa soo saaray amar lagu bartilmaameedsanayo qoryaha guryaha lagu haysto, ee…
Madaxweyne Cagjar iyo Madaxweynaha Canfarta oo Magaalada Addis Ababa ku Saxiixay Heshiis xabad joojin ah.
April 9-4-2021 Magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya waxaa maanta ka dhacay shir ay soo qaban…
Abawaan Carabow Maxamed Axmed oo ka mid ah golaha abwaanada Soomaaliyeed oo muqdisho ku geeriyooday
April 9-4-2021 Allaha u naxariistee Waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Abawaan Carabow Maxamed Axmed oo ka…
Doorashada madaxtinimada dalka Jabuuti oo maanta loo darreeray, Madaxweyne Geele oo markii 5 Musharax ah
April 9-4-2021 Wararka ka imaanaya dalka Jabuuti ayaa sheegaya in Dalkaas ay ka bilaabantay maanka oo Jimco…
Villa Soomaaliya oo dhibsatay, kana jawaabtay war-saxaafadeed kasoo baxay ururka gabdhaha Soomaaliyeed ee LeadNow
April 9-4-2021 Madaxtooyada Soomaaliya ayaa dhibsatay, kana jawaabtay war-saxaafadeed kasoo baxay ururka gabdhaha Soomaaliyeed ee LeadNow! (Hoggami…
Garsoore Kenyaan ah oo is-hor-taagay go’aanka ay Dowladda Kenya ku dooneyso in ay ku xirto Dhadhaab iyo Kakuma
April 9-4-2021 Garsoore Kenyaan ah ayaa is-hor-taagay go’aanka ay Dowladda Kenya ku dooneyso in ay ku xirto…