James Swan oo si kulul ugu hadlay weerarkii ka dhacay Bariire iyo Awdhegle ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Muqdisho, April 03, 2021 Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa…
Guddoomiyaha Mudug ee Galmudug oo shegay in dadka uu soo ritay Covid-19 ay u dhimanayaan Oxygeen la’aan baahsan oo ka jirta gobolka.
Muqdisho, April 03, 2021 Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Galmudug Cabdirixmaan Cali diiriye Isxal oo la hadlay Warbaahinta…
Kenya oo Xayiraad karantiil ah 14 maalmood ku soo Rogtay muwaadiniinta UK iyo sidoo kale dadka rakaabka ah ee soo dhexmara dalkaasi.
Muqdisho, April 03, 2021 Dowladda Kenya oo si kulul uga hadashay go’aankii ay Dowladda UK ay dalkeeda…
Daraasad cusub oo shaaca ka qaaday xiriir kale oo dhaw oo u dhaxeeya bina’aadamka iyo Daanyeerka
Muqdisho, April 03, 2021 Daraasad cusub ayaa shaaca ka qaaday xiriir kale oo dhaw oo u dhaxeeya…
20 sano ku dhawaad ayaan macallin ahaa, waxna ma qori karin mana akhrin karin
April 4-2021 John Corcoran oo kusoo barbaaray gobolka New Mexico ee dalka Mareykanka, wuxuu ku noolaa halkaas…
Mareykanka oo ka qaaday cunaqabateyntii saarneyd dacwad oogaha sare ee Maxkamadda Caalamiga ah (ICC) Fatou Bensouda.
Cunaqabateynta ayaa waxaa soo rogay Madaxweynihii hore Donald Trump kaddib markii ay maxkamaddu baaritaan ku furtay dembiyada…
Ciidamada Eritrea oo bilaabay inay isaga baxaan gobolka Tigray
April 4-2021 Itoobiya ayaa sheegtay in ciidamo kasoo jeedo dalka ay deriska yihiin ee Eritrea ay bilaabeen…
Ciidamada Xoogga dalka qeybta 21-aad oo la wareegay deegaano ku yaalla koonfurta magaalada Dhuusamareeb
April 4-2021 Wararka ka imaanaya Deegaanada Galmudug gaar ahaan caasimadda Galmudug ayaa sheegaya in Ciidamada Xoogga dalka,…
Shirkii Teendhada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho oo maalintii labaad galay..
April 4-2021 Maanta ayaa waxaa Maalintii labaad Teendhada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho ku kulmaya Madaxweynaha muddo xileedkiisa…
dhaxal sugaha taajka boqortooyada Urdun oo la xiray
April 4-2021 Amiirkii mar ahaan jiray dhaxal sugaha taajka boqortooyada Urdun, ayaa sheegay in xabsi guri lagu…
Shirkadda Amazon oo raalligalin ka bixisay been abuur ay hore ugu ku beenisay in darawallada ..
April 4-2021 Shirkadda Amazon ayaa raalligalin ka bixisay been abuur ay hore ugu ku beenisay in darawallada,…
Dowladda oo War cusub kasoo saartay dagaalkii Shabeellaha Hoose
Muqdisho, April 03, 2021–Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xuluumadda xilgaarsiinta Xasan Xuseen Xaaji ayaa boogaadiyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya…