Kulankii Golaha Shacabka oo baaqday iyo buuq ka dhashay
Muqdisho, 27da Maarso, 2021–Waxaa Maanta baaqday kulankii Golaha Shacabka ee la filayay in uu ka qabsoomo Xarunta…
Laamaha Amniga Beledweyne oo xiray Kaaliyihii Maxkamadda Gobolka Hiiraan
Muqdisho, 27da Maarso, 2021–Ciidamada Ammaanka Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay maanta xireen Cabdifitaax…
Ugu yaraan 50 Qof oo lagu dilay Myanmar
Muqdisho, 27da Maarso, 2021–Ugu yaraan 50 qof ayaa lagu diley guud ahaan Myanmar kadib markii ciidamada amaanka…
Shir gaar ah oo u furmay Madaxda Dowlad Goboleedyada
Muqdisho, 27da Maarso, 2021–Waxaa Goordhow Shir gaar ah uu uga furmay Hotel ku yaal Xendaabka Garoonka Diyaaradaha…
Puntland oo maanta uu ka bilaawday Tallaalka COVID-19
Muqdisho, 27da Maarso, 2021–Waxaa maanta Puntland ka bilaawday Tallaalka Covid19, kaasi oo wasiirka cadaalada,Dastuurka, arimaha diinta iyo…
Xildhibaan sheegay in Maleesheeshiyad la keenay xarunta ay ku shirayaan Golaha Shacabka
Muqdisho, 27da Maarso, 2021–Iyada oo lagu wado in saacadaha soo socda uu furmo kulanka Golaha Shacabka ayaa…
Xildhibaan Jeesow “ Waa suurtogal in Maanta Kulanka Golaha lagu daro mooshin la xiriira muddo kordhin”
Muqdisho, 27da Maarso, 2021–Waxaa lagu wadaa in Goordhow Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho uu ka furmo…
Dagaal ka dhacay duleedka Kismaayo & Faah faahin laga helayo
Muqdisho, 27da Maarso, 2021–Dagaalka oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ka dhacay Bar-koontorool oo Ciidam…
Beesha Caalamka oo baaq kasoo saartay doorashada Soomaaliya
Muqdisho, 24da Maarso, 2021-Weli waxaa Muqdisho ka taagan khilaafka ku aaddan doorashada xilligeedii ka dib dhacday, waxaana…
Dhimasho & dhaawac ka dhashay gaari Bas ah oo lagu qarxiyay duleedka Mandheera
Muqdisho, 24da Maarso, 2021-Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa waxaa uu ka dhacay tuulada…
Qodobada ay ku heshiiyeen Cabdirashiid Janan & dowladda Soomaaliya oo la soo bandhigay
Muqdisho, 24da Maarso, 2021–Wasiirkii hore ee Wasaaradda Amniga Maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan ayaa Maanta shaaciyay…
Ururka Jaamacadda Carabta oo War kasoo saaray khilaafka doorashada Soomaaliya
Muqdisho, 24da Maarso, 2021–Xoghayaha Guud ee Ururka Jamaacadda Carabta, Axmed Abu Kheyd ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka…