Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Soomaaliya oo joojisay isku imaatinka shaqaalaha iyo xaadirintooda si looga fogaado faafidda cudurka Covid-19.

Feb 17/2/2021 Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal ay ku hakisay isku imaatinka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowlada toobiya oo shacabka dalkaas uga digtay in ay qariyaan Maleshiyadka Tigray ee baxsadka ah

Feb 17/2/2021 Saraakiisha dowladda Itoobiya ee ku sugan gobolka Tigray ee waqooyiga dalkaas ayaa shacabka uga digay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dad ku dhintay qaboow aad u daran oo ka jira Mareykanka

Feb 17/2/2021 Ugu yaraan 16 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen, duufaanno wata baraf, roob…

Posted in WARARKA MAANTA

Allaha u naxariistee Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo u geeriyooday Xanuunka COVID-19.

Feb 17/2/2021 Allaha u naxariistee waxaa xalay  magaalada Muqdisho ku geeriyooday Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Musharaxiinta oo mar kale baaq u diray hay’addaha Ammaanka

Muqdisho | QOL | February 16 2021–Midowga Musharaxiinta ayaa ugu baaqay hay’addaha Ammaanka dowladda Soomaaliya in ay…

Posted in WARARKA MAANTA

100 qof oo maanta laga helay Karoona virus Soomaaliya

Muqdisho | QOL | February 16 2021–Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID…

Posted in WARARKA MAANTA

Xoghayaha Guud ee QM iyo Guddoomiyaha Midowga Afrika oo ugu baaqay siyaasiyiinta wadahadal

Muqdisho | QOL | February 16 2021–Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Moussa Faki Mahamat iyo Xoghayaha Guud ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo mamnuucday dadka ka soo laabanaya dibadda ee tagaya degaannadeeda

Muqdisho | QOL | February 16 2021–Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr Jaamac Faarax Xasan oo Maanta Warbaahinta kula…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxaa kajira in 30 Ruux Coronavirus ugu dhinteen Isbitaal Martiini?

Muqdisho | QOL | February 16 2021–Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa Baraha Bulshada lagu faafinayay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir laga yeeshay Amniga Caasimadda Galmudug

Muqdisho | QOL | February 16 2021–Waxaa maantay Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb ku qabsoomay kulan ay ka …

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga Xallinta khilaafaadka & Cabashooyinka Doorashooyinka Puntland oo la Magacaabay

Muqdisho | QOL | February 16 2021–Xubnaha Sare ee Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa maanta soo saaray…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Guddiga Farsamada oo sheegay in maalintii 1-aad horumar laga gaaray shirka Guddiyada uga socda baydhabo.

 Feb 16, 2021 Guddoomiyaha Guddiga Farsamada Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir,  ahna Wasiirka Dastuurka Soomaliya…