Golaha Ammaanka oo ka shiraya xaaladda Soomaaliya
Talaado: 9/2/2021 Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in uu maanta kulan ka yeesho xasaradda…
kulan goordhoweyd u bilowday xildhibaanada mucaaradka ah ee ku jira baarlamaanka labada Aqal iyo Midowga musharaxiinta\
Talaado: 9/2/2021 Waxaa goordhoweyd magaalada Muqdisho ka bilowday kulan gaar ah oo u socda xildhibaanada mucaaradka ah…
Ra’iisul Wasaaraha Suudaan oo isku shaandheyn cusub oo uu ku sameeyay golihiisa Wasiirada
Talaado: 9/2/2021 Ra’iisul Wasaaraha dalka Suudaan, Cabdalla Xamdook ayaa isku shaandheyn cusub oo uu ku sameeyay golihiisa…
Midowga Yurub oo ku baaqay in ciidamada Eretariya ay ka baxaan gobolka Tigray
Talaado: 9/2/2021 Golaha Midowga Yurub (EU) ayaa xoojiyay baaqii dowladda Mareykanka ee ku aaddanaa in ciidamada dalka…
Dagaal goor dhawayd ka bilaawday deegaanka Dhurwaa-dheere oo qiyaastii magaalada Guriceel u jirta 85 Km.
Talaado: 9/2/2021 Dagaal aad u qaraar ayaa goor dhawayd ka bilaawday deegaanka Dhurwaa-dheere oo qiyaastii magaalada Guriceel…
Gudoomiyahii Soomaaliga maxkamadda cadaaladda Adduunka (ICJ) oo baneeyay xilka kadib markii uu dhamaaday muddo xileedkiisa.
Talaado 9, 2/ 2021 Qaranimo Gudoomiyahii Soomaaliga ahaa ee maxkamadda cadaaladda Adduunka (ICJ) C/Qawi Axmed Yuusuf ayaa…
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo sheegay in xukuumadiisa aysan ka shaqeyn doonin kala qeybinta Soomaaliya,
Talaado 9 Febraayo Qaranimo Online Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in xukuumadiisa aysan ka shaqeyn…
ciidamada Puntland oo howlgal ay ka sameeyeen Boosaaso ku qabtay ragg lala xiriirinayo in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab iyo Daacish.
Talaado 9 Febraayo Qaranimo Online Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka ay howlgal…
Dowlada Suudaan oo sheegtay inaysan dagaal la galaynin Itoobiya
Talaado 9 Febraayo Qaranimo Online Dowladda Suudaan ayaa sheegtay in aysan dooneyn in dagaal ay la gasho…
Qareenada Trump oo beeniyay in uu dhiirigaliyay weerarkii aqalka Congreska
Talaado 9 Febraayo Qaranimo Online Qareenada u doodaya madaxwayne hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa ka jawaabay…
Midowga Yurub oo ka digay in khalalaaso amni uu galo Dalka Soomaaliya
Talaado 9 Febraayo Qaranimo Online Wakiilka Arrimaha Dibbada Midowga Yurub Josep Borrell ayaa soo saaray Bayaan ku…
Afhayeen xukuumadda Maclimu oo ku tilmaamay mid sharci daro ah hadalada ka soo yeeray xubnaha mucaaradka
. Talaado 9 Febraayo Qaranimo Online Dowladda fedaraalka ee Soomaaliya ayaa ka jawaabatya hadalo ka soo yeeray…