Soomaliland oo gacanta ku dhigtay Markab Kalluumeysi
Muqdisho | QOL | February 1, 2021–Ciidamada ilaalada Xeebaha Soomaaliland ayaa waxaa la sheegay howlgal ay sameeyeen…
Midowga Musharixiinta oo dalbaday in ballaariyo Shirka Dhuusmareeb
Muqdisho | QOL | February 1, 2021-Xubnaha Midoobay Musharixiinta Madaxweynaha Soomaliya ayaa ka hadlay shirka Madaxda dowlada…
Qaban-qaabada Shirka DFS & dowlad Goboleedyada oo ka socota Dhuusamareeb
Muqdisho | QOL | February 1, 2021–Magaalada dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmuug waxaa ka socanaya Qaban qaabada…
Soomaali lagu dilay dagaal dhex-maray Canfarta & Dad xoolo dhaqato ah
Muqdisho | QOL | February 1, 2021–Degaano ka tirsan dowlad degaanka Soomaalida ayaa waxaa dagaal geystay khasaaro…
Ciidamada dowladda oo la wareegay degaano ay baneeyeen Al-Shabaab
Muqdisho | QOL | February 1, 2021-Wararka naga soo gaaraya Koonfurta gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan…
Galmudug oo ka hadashay Shirka ka furmaya Dhuusamareeb
Muqdisho | QOL | February 1, 2021Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhawaan shir isugu yeeray Madaxda…
Haweeney hooyadeed oo meyd ah 10 sano ku heysay Maydkeeda qaboojiye
Booliska dalka Japan ayaa xabsiga u taxaabay haweeney u dhalatay isla dalkaas, kadib markii sida la sheegay…
Qaraxyo Alshabaab ciidamada Itoobiya kula eegteen wadada dheer ee xiriirisa degmooyinka Xudur iyo Ceelbarde ee gobolka Bakool.
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in saacadihii weeraro qaraxyo ah ay ka dhaceen qeybo ka…
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo gaaray Kismaayo.
Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa gaaray wafdi uu hoggaaminayo Wakiilka…
Warbaahinta Mareykanka oo sheegaysa in Trump ay ka tageen garyaqaannadii ka difaacayay eedeymaha aqalka sare
Warbaahinta Mareykanka ayaa sheegaysa in Trump ay ka kala tageen garyaqaannadii ka difaacayay eedeymaha aqalka sare ee…
Muslimiinta Mareykanka oo soo dhoweeyay wareegtadii Madaxweyne Joe Biden uu ku qaaday xayiraddii Musliminta..
Muslimiinta Mareykanka ayaa soo dhoweeyay wareegtadii Madaxweyne Joe Biden uu ku qaaday xayiraddii Madaxweynihii hore Donald Trump…
Barakac ka bilaawday degaano ka tirsan Gobolka Gedo
Wararka naga soo gaaraya dagmada Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo aya waxaa ay sheegayaan in cabsi ay soo…