Dawladda oo beenisay inay jiraan maleeshiyaad abaabulan oo ka soo horjeeda doorashada
Muqdisho | QOL | January 12, 2021—Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf…
QM oo digniin kasoo saartay xaaladaha siyaasadeed ee ka jira Uganda
Muqdisho | QOL | January 12, 2021—Xilli la filayo in dhawaan dalka Uganda ay ka dhacaan doorashooyin…
Laftagareen oo dib ugu laabtay Baydhabo iyo doorasho ka bilaabaneysa
Muqdisho | QOL | January 12, 2021—Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) oo…
Laamaha Amniga Magaalada Dhuusamareeb oo amar la dhul-dhigay
Muqdisho | QOL | January 12, 2021—Kusimaha madaxweynaha ahna Madaxwayne kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa socdaal…
Qoor Qoor oo sheegay in aan la qabaneyn doorasho ay ka maqan yihiin Jubbaland & Puntland
Muqdisho | QOL | January 12, 2021—Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa sheegay in waqtigaan…
Madaxweynaha K/Galbeed oo bilaabay dadaalo la xiriira xalinta khilaafka doorashada
Muqdisho | QOL | January 12, 2021—Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi casiis Xasan Maxamed( laftagareen) ayaa…
Madaxweynaha Somaliland oo saaray baaq ku aadan dowladda Soomaaliya iyo Midowga Musharaxiinta
Muqdisho | QOL | January 11, 2021—Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya…
Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wadahadlay xoojinta xiriirka labada dal
Muqdisho | QOL | January 11, 2021—Danjiraha Safaarada Soomaaliya ee Dalka Suudan Amb Maxamed Sheikh Isxaaq iyo…
Trump oo wajahaya qorshe xilka qaadis ah
Muqdisho | QOL | January 11, 2021—Dadaallo lagu doonayo in mar kale lagu soo gole joojiyo madaxweynaha…
Wiil hal goob ku dilay Shan kamid ah Qoyskiisa
Muqdisho | QOL | January 11, 2021—Ardey wax ka dhigta mid kamid ah jaamacadaha Kenya ayaa booliska…
Dad ku afduubnaa Gobolka Hiiraan oo Madax furasho lagu siidaayay
Muqdisho | QOL | January 11, 2021—Dadkaan oo tiro ahaan gaaraya ilaa shan ruux ayaa dhawaan laga…
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo Maanta xukun riday
Muqdisho | QOL | January 11, 2021—Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xukun…