Posted in WARARKA MAANTA

Shirka madaxda urur goboleedka IGAD oo maanta ka furmayo Djibouti

Waxa maanta magaalada Djibouti ee dalka Djibouti uga furmaya madaxda urur goboleedka IGAD shir aan caadi ahayn…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Trump oo billaabay in ciidamada Soomaaliya ka joogo la daadgureeyo

Sida laga soo xigtay Pentagon-ka, Markabka qeyrul caadiga ah ee USS Hershel “Woody” Williams ee uu Mareykanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dibad-baxyo xooggan oo ka socda Suudaan..

Kumannaan muddaharaadyaal Suudaanees ah ayaa waddooyinka caasimadda ee Khatroum iyo magaalada la mataana ah ee Omdurman isugu…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaaraha oo kulan la qaatay Odayaasha deegaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug

Gaalkacyo | QOL | 19, Diseembar, 2020 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble…

Posted in WARARKA MAANTA

MADAXWEYNE FARMAAJO OO DALKA JABUUTI KAGA QEYB GALAYO SHIRKA IGAD

Muqdisho | QOL | Diseembar 19, 2020 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka qeyb galay Aaska Saraakiishii Qaranka ee ku shahiiday Qaraxii Gaalkacyo

Gaalkacyo | QOL | 19, Diseembar, 2020 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-Shabaab oo burburisay Xarun isgaarsiineed Safaricom ee ku taala Mandera

Wararka laga helayo gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay dagaalyahano…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda Amniga Galmudug oo ka tacsiyadeysay saraakiisha, askarta iyo shacabkii ku dhintay Qaraxii Ismiidaaminta shalay

Wasaaradda Amniga ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa tacsiyadeysay saraakiisha, askarta iyo shacabkii ku dhintay Qaraxii Ismiidaaminta ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Rooble oo cambaareeyay kana tacsiyeeyay qaraxii Gaalkacyo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelada iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Qoor qoor oo Wacad ku maray in shabaab ay ka shalayn doonaan Qaraxii shalay..

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa si kulul uga hadlay Qaraxii is-miidaaminta ahaa ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Rihanna oo loo qaaday hees raalli gelin ah ka dib markii uu dhibaateeyay saaxibkeed

Fannaan Eminem waxaa uu hees uu soo qaaday u adeegsay reelli gelinta Rihanna ka dib markii uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne ku xigeenka Maraykanka Mike Pence oo qaatay talaalka covid-19

Madaxweyne ku xigeenka Maraykanka, Mike Pence, ayaa isaga oo telefishanka toos looga daawanayo la talaalay, waxaanu dhakhaatiirta…