khasaaraha ka dhashay dagaal gelinkii dambe ee shalay ka bilaawday deegaan hoos taga degmada Matabaan
Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal gelinkii dambe ee shalay ka bilaawday…
Madaxweyne Cali Guudlaawe safar uu ku tagi lahaa magaalada B/weyne oo dib u dhacay..
Safar uu maanta markale Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ku tagi lahaa magaalaada Beledweyne ee…
Ciidamada Itoobiya oo sheegay inay ku hareereysan yihiin caasimadda Tigray
Waxaan maanta ku eg saddexdii maalmood ay dowladda Itoobiya u qabatay inay isku soo dhiibaan ciidamada Tigray…
Lafta Gareen “Dadka Qaylinaya dib ha u fiiriyaan, waxay horay usoo sameeyeen
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen oo xalay hadal ka jeediyey munaasabad casho sharaf aheyd…
Madaxweynaha Joe Biden oo sheegay in kooxda u qaabilsan xil la wareegistiisa ay wada shaqeyn wanaagsan ka helayso maamulka Trump
Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka, Joe Biden, ayaa sheegay in kooxdiisii qaabilsan xil la wareegistiisa ay wada…
SAWIRO: Ra’iisul Wasaare Rooble oo kormeeray xerada Ciidanka CXDS ee Baydhabo
Muqdisho | QOL | November 24, 2020 –Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Eng Maxamed Xuseen Rooble iyo…
Musharaxiinta xilka Madaxweynaha oo shir la leh culimada Soomaaliyeed
Muqdisho | QOL | November 24, 2020 –Shirka Musharrixiinta Xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta galay maalintii Afaraad…
La taliyihii Amniga Madaxweyne Deni oo geeriyooday
Muqdisho | QOL | November 24, 2020 –Rabi naxariistiisa jano haka waraabiyee waxaa dalka Turkiga ku Geeriyooday…
AMISOM oo ku dhawaaqday in ay ka qeyb qaadanayso Amniga doorashada
Muqdisho | QOL | November 24, 2020 –Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna…
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Shabaab gubeen 7 gaari oo xamuul ah
Muqdisho | QOL | November 24, 2020 –Afhayeenka Ciidanka booliska Soomaaliyeed Sadiiq Aadan ayaa sheegay in Al-Shabaab…
Joe Biden oo magacaabay xog-hayaha arrimaha dibadda ee maamulkiisa cusub
Muqdisho | QOL | November 24, 2020 –Madaxweynaha la doortey ee Mareykanka Joe Biden ayaa Antony Blinken…
Puntland oo sheegtay in la la’yahay Kalluumeysato Soomaali & Ajaanib ah
Muqdisho | QOL | November 23, 2020 –Dowlad goboleedka Puntland ayaa faah faahin Guud ka bixiyay khasaaraha…