Armenia oo sheegtay 2,317 askari looga dilay dagaalka Azerbaijan
Armenia ayaa Sabtidii sheegtay in, in ka badan laba kun oo askari looga dilay dagaalkii socday lixda…
Qarax ka dhacay degmada Balli-dhiig ee Somaliland.
. Wararka naga soo gaaraya degmada Balli-dhiig ee gobolka Togdheer ayaa sheegaya in Qarax miino uu shalay…
Dagaal beeleed ka socda duleedka degmada Warsheekh ee gobolka Shabeellada Dhexe
Wararka aan maanta ka heleyno duleedka degmada Warsheekh ee gobolka Shabeellada Dhexe waxay sheegayaan in halkaas uu…
Yaanyuuiyo qofkii lahaa oo lix sannadood ka dib is helay
Bisad “Harag iyo lafo” noqotay oo dhex mushaaxeysa magaalada ayaa dib ula midowday milkiilaheeda kadib markii sida…
Kenya walaac xoogan oo ka jiraa oloalaha la doonayo in markii saddexaad lagu beddelo dastuurka
Dalka Kenya waxaa walaac xoogan uu ka jiraa oloalaha la doonayo in markii saddexaad lagu beddelo dastuurka…
Hogaamiyaha Gobolka TigrayDebretsion Gebremichael oo xaqiijiyay in ciidamadoda ay duqeeyeen garoonka diyaaradaha Asmara ee Eriteriya
. Hogaamiyaha Gobolka Tigray ee Ethiopia (Debretsion Gebremichael) ayaa xaqiijiyay in ciidamada Tigreega ay duqeeyeen garoonka diyaaradaha…
Wakiilada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan oo ku baaqay Dagaal ka dhan ah Alshabaab.
. Wakiilada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa ku baaqay in lasii wado howlgalka ka dhan…
Ciidamada Nigeria oo beeniyay in ay dileen dibad baxyaal aan hubaysneen bishii October.
Ciidamada dalka Nigeria ayaa beeniyay wararka sheegaya in ay dileen dibad baxyaal aan hubaysneen bishii October. Taliyaha…
Dhimasho iyo dhaawacyo ka dhashay shil gaari oo ka dhacay G/Nugaal
Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay shil gaari oo ka dhacay deegaan lagu…
Alshabaab oo sheegatay in ay la wareegeen deegaanka Ceel-Dheere ee Duleedka dhusamareeb 12 sano kadib..
Qoraal ay soo dhigeen Al-shabaab bartooda ayay ku sheegeen Dagaalyahanada kooxdooda ay xalay la wareegeen deegaanka Ceel-Dheere…
Shacabka Muqdisho oo istuicamaala 70- Boqolkiiba mootada bajaajta halka Basaskii iyo caasiyaashii la hilmaamay
Magaalada Muqdisho oo ay ku nooshahay bulsho badan ayaa waxaa hoos usii dhacaya dadka raaca gaadiidka dadweynaha…
Shacabka Tigraay oo ka cabanaya Dagaal iyo Duqaymo joogto ah, Halka Maleeshiyaadka Tigraay ay hubka wali dhiibin..
Ku dhawaad laba toddobaad deegaannada ku teedsan xadka ay wadaagaan deegaannada Amxaarada iyo Tigraay waxaa ka socda…