Hay’adda Human Rights Watch oo ka hadashay xaaladda ka taagan gobolka Tigreega
“Iyada oo laga jawaabaya dhacdooyinka ka socda gobolka Tigreega ee Itoobiya, oo ay ka mid yihiin carqaladeynta…
Joe Biden: “Waxaan rumeysanahay in aan guuleysan doono”
Musharraxa xisbiga dimuqraadiga Joe Biden ayaa muujiyay kalsooni isla markaana ka hadlay muhiimadda ay leedahay mideynta dalka….
Shirkada Twitter oo ka digtay Ra’iisul Wasaaraha Slovenia oo u “ Hambalyeeyay” Trump, ayada oo aysan meel u dhicin USA
Twitter-ka waxa astnaan digniin ah saartay farriin uu soo dhigay ra’iisul wasaaraha Slovenia, Janez Jansa, kaas oo…
Barasaabka Pennsylvania oo dhegaha ka fureystay baaqa Trump ee ah in la joojiyo tirinta codadka
Barasaabka gobolka Pennsylvania, Tom Wolf, ayaa sheegay in tirinta codadka gobolkaas ay sii socon doonto, inkastoo ay…
Dibadbaxyo ka socda Magaalooyinka Maraykanka sida Portland, Oregon, Minneapolis, New York, Philadelphia Chicago. Portland iyo Oregon kuwaasi oo ka soo hor jeeda Trum..
Dibadbaxyo ayaa ka socda magaalooyinka Mareykanka qaarkood, iyadoo xiisadda tirinta codadka gobollada lagu hardamayo ay sii kululaaneyso….
Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed oo wacad ku maray in uu sii wadi doono howlgalka militeri ee ka dhanka ah gobolka Tigreega
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa wacad ku maray in uu sii wadi doono howlgalka militeri ee…
Muxuu Xisbiga Jmahuurigu ka yiri khudbadii Trump?
Donald Trump ayaa sheegtay guul aan lagu raacsaneyn, kaadib khudbad uu goor dhow ka jeediyay Aqalka Cad…
Warbaahinta Maraykanka oo Beenisay in uu ku guuleystay Trum Doorashada dalkaasi oo uu sheegtay..
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump wuxuu sheegay in uu guuleystay in kastoo aan weli la tirin codadka gobollada…
lhan Cumar oo ka jawaabeysa sheegashadii Trump ee ahayd in uu “ku guuleystay” doorashada ayaa barteeda Twitter-ka ku qortay
lhan Cumar oo ka jawaabeysa sheegashadii Trump ee ahayd in uu “ku guuleystay” doorashada ayaa barteeda Twitter-ka…
Warbaahinta Ruushka oo “waali” ku tilmamay doorashada Mareykanka
Telefishinnada Ruushka, ma eegayaan su’aasha ah, musharrexee wanaagsan? Ha ahaato Ruushka ama Mareykanka. Warbaahinta maamulka Kremlin, arrinta…
K/xigeenka Agaasimaha Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo furay Shir ku saabsan tababarka Habka Howlgalka Guddiga Isku-xirka Hey’adaha u Xilsaaran Maareynta Xuduudaha Dalka Sawiro ..
Muqdisho, 04 November, 2020, K/xigeenka Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Xasan Cabdulqaadir Maxamed ayaa…
After President Farmaajo’s Reign, who will be Qatar’s Alternative Choice? Khaire or Gulaid?
Muqdisho | QOL | November 04, 2020 –The quest by some of the Gulf nations for possessing…