Qoor-Qoor & Madoobe oo wadahadal ka yeeshay Xaaladda Dalka.
Mogadisho | QOL | September 16 2020—Madaxweynaha DG Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo ku sugan Magaalada…
Lafta gareen, Waare & Mursal oo kulan siyaasadeed ku yeeshay Muqdisho.
Mogadisho | QOL | September 16 2020—Magaalada Muqdisho waxaa ka socda kulamo siyaasadeed la baratamaya Shirka wadatashiga…
Gudoonka Baarlamaanka oo kufsi iyo sino isku khalday, dad badanna ku galaaftay, Warbixin
Waxaan dhagaystay guddoonka baarlamaanka hadalkiisii iyo shacab badan oo il duuf ku raacay kuwaasoo xukuumadda ama wasiiradda…
Maxay ka wada hadleen Khayre iyo Jawaari?
Mogadisho | QOL | September 15 2020—Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka, Xasan Cali Khayre oo u sharaxan…
Madasha Xisbiyada oo ku eedeeyay Madaxweyne Farmaajo Mas’uuliyad darro iyo Kali-talisnimo
Mogadisho | QOL | September 15 2020—Qoraal ka soo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa si weyn loogu…
Gaari ciidan oo arday Iskuul jiiray magaaladda Muqdisho.
Mogadisho | QOL | September 15 2020—Wararka ka imaanaya Degmada Shangaani ee Gobolkaan Banaadir ayaa sheegayaan in…
Golaha wakiiladda Somaliland oo taageero u muujiyay dhigooda Taiwan!
Mogadisho | QOL | September 15 2020—Golaha Sharci dejinta Somaliland ayaa taageeray Xeerka Xiriirka Taiwan (TRA), oo…
Ciidanka Kenya oo agab Sports ku waareejiyay Jubbaland.
Mogadisho | QOL | September 15 2020——Ciidanka Kenya ee ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa…
Guddoomiyaha Gaarisa oo Maxkamad loosoo taagay Musuq!
Mogadisho | QOL | September 15 2020—Maxkamad ku taalla Magaalada Nairobi Caasimadda dalka Kenya waxaa barqonimadii maanta…
Askari shaqada looga eryay Nin uu feeray!
Mogadisho | QOL | September 15 2020—Roderick Walker oo ah 26-sano jir waxaa si ula-kac ah u…
Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo la kulmay Saraakiisha loo xilsaaray Qaraxii lagu dilay Shaafi.
Moggadisho | QOL | September 15 2020—Magaalada Kismaayo waxaa kulan gaar ah ku yeeshay Madaxweyne ku xigeenka…
Taliye Odowaa oo ku dhawaaqay howlgal Go’doonka looga qaadayo Koofur Galbeed.
Mogadisho | QOL | September 15 2020—Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Gen. Odowaa Yuusuf Raage oo Muqdisho kulan…