Posted in WARARKA MAANTA

Madaxtooyada iyo Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle oo kulan ka leh muddo xileedkooda.

Mogadisho | QOL | August-10-2020Magaalada Jowhar Xarunta Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle waxaa ka socda abaabulka kulan Golaha Wakiilada Maamulkaas…

Posted in WARARKA MAANTA

“Wasaarad waliba waa in ay soo marisaa heshiisyada ay gasho Xafiiska Xeer ilaalinta” Xeer ilaaliyaha Jubbaland.

Mogadisho | QOL | August-10-2020–Xeer ilaaliyaha guud ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamed Sheekh Cusmaan ayaa sheegay in Wasaaradaha…

Posted in WARARKA MAANTA

“Shirka Dhuusamareeb-3 Waqtigiisa ayuu ku qabsoomayaa” Madaxweyne Qoor-Qoor

Mogadisho | QOL | August-10-2020-Madaxweynaha DG Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor oo ka qaybgalay munaasabad lagu soo dhaweynayay…

Posted in WARARKA MAANTA

“Ammaanka inta u dhaxeysa Jowhar iyo Muqdisho waxa uu u dayacmay Arrimo Siyaasadeed” Cali Cosoble.

Mogadisho | QOL | August-01-2020-Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo ka hadlayay Xaaladda Amni…

Posted in WARARKA MAANTA

OGEYSIIS: Waalidiinta Soomaalida ku dhaqan London & nawaaxigeeda oo lagu war-galinayo in la furay First Academy school

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan mushtamaca Soomaalida ee ku dhaqan dalka Ingiriiska, gaar ahaan waalidiinta in la furay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dalka Taiwan, waxaa gaaray safiir Somaliland ay u dirtay

Waxaa gaaray Magaalada Taipei, ee caasimada u ah Jaziirada Tiawan Maxamed Cumar Xaaji Maxamuud oo Somaliland ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo War kasoo saartay dilka Taliyihii Ciidamada ilaalada Madaxtooyada

Mogadisho | QOL | August-09-2020-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa War-saxaafadeed uu soo saaray waxaa uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Gobolka Banaadir oo si rasmi ah loogu wareejiyay Waxbarashada Caasimadda

Mogadisho | QOL | August-09-2020-Munaasabad ballaaran oo maanta lagu qabtay hoolka sahal ee magaalada Muqdisho ayaa maamulka gobolka…

Posted in WARARKA MAANTA

Saddex dal oo faro-gelin ku haya doorashada Madaxweynaha Mareykanka

Mogadisho | QOL | August-09-2020-Ruushka, Shiinaha iyo Iran ayaa dhammaantood faro-gelinaya doorashada madaxweynaha Mareykanka, ayaga oo rajeynaya inay…

Posted in WARARKA MAANTA

Kal-fadhigga 2aad ee Golaha Wakiilada Jubbaland oo Maanta la soo xiray

Mogadisho | QOL | August-09-2020-Waxaa Maanta Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose Hoose soo xiray Kalfadhigga labaad…

Posted in WARARKA MAANTA

Kulan u socdo Madaxweynaha puntland & Saraakiisha Ciidamada Gobolka Mudug

Mogadisho | QOL | August-09-2020-Wararka laga helayo Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in…

Posted in WARARKA MAANTA

Xubno kamid ah Guddiyada Farsamada ee doorashooyinka oo kulan yeeshay

Mogadisho | QOL | August-09-2020-Magaalada Muqdisho waxaa kulankii ugu horeeyay ku yeeshay qaar kamid ah Xubnaha Guddiga farsamada…