Posted in WARARKA MAANTA

Qatar iyo Turkiga oo dhalinyaro Soomaali ah u adeegsan doona dagaalka Liibiya

Mogadisho | QOL |  July 21 2020–Booqashada lama filaanka ah ee Wasiirka Difaaca Turkiga Hulusi Akar uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Degmada Afgooye oo maanta la geynayo gurmad loo qorsheeyay dadka ka baracay Fatahaadda Wabiga Shabeelle.

Mogadisho | QOL |  July 21 2020–Xamsa Siciid Xamsa Wasiirka Gargaarka iyo maareynta Musiibooyinka XFS ayaa sheegay…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirka Wadatashiga Dowlad-goboleedyada & DFS oo ay suuragal tahay in uusan rasmi ahaan furmin maanta oo Talaado ah.

Mogadisho | QOL |  July 21 2020–Dood adag iyo kulan dheer oo qaatay in kudhow 6 Saacadood…

Posted in WARARKA MAANTA

17-ruux oo laga badbaadiyay dhismo ku dumay Degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir

Mogadisho | QOL |  July 21 2020–Dhismo ka kooban 3-biyaano oo ku yaalla Degmada Xamarweyne ee Gobolka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ururka Iskaashiga Islaamka oo lacag ugu deeqay Soomaaliya

Mogadisho | QOL |  July 20 2020–Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Maxamed…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo Warbixin kasoo saartay xaalad ka taagan Sh/Hoose

Mogadisho | QOL |  July 20 2020–Warbixin ay soo saartay Wasaaradda gar-gaarka iyo maaraynta musiibooyinka Soomaaliya ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowlad Goboleedyada oo faah faahiyay kulankii ay la qaateen Madaxda Dowladda

Mogadisho | QOL |  July 20 2020–Madaxweynayaaasha Dowlad Goboleedyada, Puntland, koonfur Galbeed, Jubbaland, Hir-Shabeelle iyo Galmudug ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Baarlamaanka Masar oo u codeeyay in Ciidamo loo diro Liibiya

Mogadisho | QOL |  July 20 2020–Baarlamaanka dalka Masar ayaa u codeynaya maanta in madaxweynahooda uu ciidan…

Posted in WARARKA MAANTA

Dab baabi’iyay Beero ku yaalla Gobolka Mudug

Mogadisho | QOL |  July 20 2020–Maamulka Deegaanka Wisil ee Gobolka mudug ayaa faahfaahin ka bixiyay Khasaaraha…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxtooyada Somalia oo War kasoo saartay kulan ka dhacay Dhuusamareeb

Mogadisho | QOL |  July 20 2020–Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey kulan hordhac…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha G/Hiiraan oo ka jawaabay hadalkii Maareeyaha diyaaradii burburtay

Mogadisho | QOL |  July 20 2020–Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa waxaa uu jawaab…

Posted in WARARKA MAANTA

Wiil Dhalinyaro Soomaali ah oo lagu dilay Uk

Mogadisho | QOL |  July 20 2020–Alle ha u naxariistee Magalada Leicester ee dalka Ingiriiska waxaa lagu…