Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda Caafimaadka Oo Xaqiijisay In 45 Qof Oo Cusub Ay Ka Bogsoodeen Feyruska Karoona

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Beesha Caalamka oo soo dhoweysay tallaabada uu qaaday madaxweyne Farmaajo

MUQDISHO —  Saaxiibada Soomaaliya ayaa soo dhoweeyey soo jeedinta madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee uu 14-kii…

Posted in Wararka

GUURRE “FSAN maanta waxay mareysaa boqoradda dalkan Holland haddii ay casho dhigayso magaceena waa ku jiraa” [WAREYSI]

Isniin, 15 June [Qaranimo Online] Maxamed Cusmaan [Guurre] waa guddoomiye ku-xigeenka dallada FSAN, oo ah dallad ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo dalka dib ugu soo laabtay ka dib shirkii Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta oo xallisay cabasho la xiriirtay shuruudaha rukhsadaha isgaarsiinta+Sawirro

QOL:  Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada ayaa soo qabanqaabisay kulan looga hadlayay arrimaha shuruudaha rukhsadaha isgaarsiinta ka…

Posted in WARARKA MAANTA

MUNAASABADDA DAAH FURKA GO’AAMADII SHIRKA DHAB U HESHIISIINTA DFS IYO SOOMAALILAND

Jabuuti:(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey munaasabadda daah furka go’aamadii shirka…

Posted in WARARKA MAANTA

Munaasabadda Daah Furka Go’aamadii Shirka dhab u Heshiisiinta DFS Iyo Somaliland

Jabuuti, Juun 15, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey munaasabadda…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga qaban qaabada Toddobaadka Xorriyadda oo kormeer ku tagay Garoonka Ciyaaraha Muqdisho

Guddiga Qaban qaabada Toddobaadka Xorriyadda Soomaaliya ayaa Kormeer shaqo ku tagay Garoonka Kubada Cagta ee Stadium Muqdisho…

Posted in Wararka

Aqoonyahanno ka hadlay saameynta Covid 19 ku yeeshay nolosha mushtamaca Soomaalida Nederlands

Axad, 15 June [Qaranimo Online] Xubno ka kala socda qaybaha bulshada Soomaalida ee ku dhaqan dalka Nederlands,…

Posted in WARARKA MAANTA

MADAXWEYNE FARMAAJO IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY MAGAALADA JABUUTI

Jabuuti, Juun 14, 2020 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Farmaajo oo shir ku casuumay Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo G/Banaadir

Muqdisho | QOL | 14ka Juun, 2020 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casuumaad…

Posted in WARARKA MAANTA

Mawqifka Dowladda Federaalka ee ku Saabsan Doorashiiyinkii Dowlad Goboleedka Jubaland

Muqdisho | QOL | June 14, 2020 – Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyada oo ka duuleysa qaraarkii…