Posted in WARARKA MAANTA

Erdogan baabi’iyay shuruudihii da’dahawlgabka ee shaqaalaha Turkiga

Khamiis: 29 December 2022 Madaxweynaha Turkiga Tayyip Erdogan ayaa Arbacadii meesha ka saaray shuruudihii da’da hawlgabka, tallaabadaas…

Posted in WARARKA MAANTA

Weeraryahanka Kooxda Manchester City Erling Haaland oo sheegay inay ugaarsanayaan Kooxda Arsenal

Khamiis: 29 December 2022 Weeraryahanka Kooxda Manchester City Erling Haaland ayaa sii watay xilli ciyaareedkiisii cajiibka ahaa,…

Posted in WARARKA MAANTA

Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhaawaca iyo dhimashada ee ciidamada Somaliland ay u gaysteen Shacabka gobolka Sool

Khamiis: 29 December 2022 Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhaawaca iyo dhimashada ee ciidamada Somaliland ay u gaysteen…

Posted in WARARKA MAANTA

Warmurtiyeedkii Golaha Wadatashiga Qaranka iyo Puntland oo diidey laba qodob oo ka mid ah

WAR-MURTIYEED Khamiis: 29 December 2022 HORDHAC Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo ku eedaysay wasiirkii hore ee Maaliyadda Xasan Shire Abgaal in isbaaro u dhigtay doorashooyinkii qof iyo cod ee laga hirgelin lahaa Puntland

Arbaco: DECEMBER 28, 2022 Puntland ayaa markii u horeysay shaacisay in jid-gooyo loo dhigtay doorashooyinkii qof iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Sacuudiga oo gacanta ku dhigtay Qaad dalkeeda la soo galin rabay

Arbaco: DECEMBER 28, 2022 Mas’uuliyiinta Sacuudiga ayaa shaaciyay inay qabteen illaa 30 tan oo qaad ah bishan,…

Posted in WARARKA MAANTA

Militariga federaalka Itoobiya oo barito galaya caasimadda Tigrey

Ciidamada Federaalka Itoobiya ayaa gudaha u geli doonaan magaalada Mekele ee xarunta gobolka Tigray, maalinta barito ah….

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo ku sugan Muqdisho oo ka soo muuqan soo dhawayntii Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele.

Arbaco: DECEMBER 28, 2022 Madaxweynaha maamulka  Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaan ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan sheikh iyo Geelle oo Shir saxafaaded qabtay, kadib soo dhowayntii

Arbaco: DECEMBER 28, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku soo dhaweeyey garoonka…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamad ku taalla dalka Pakistan oo sii daysay nin kufsaday gabar kadib markii lagu heshiiyey inuu guursado

Arbaco: DECEMBER 28, 2022 Maxkamad ku taalla dalka Pakistan ayaa sii daysay nin kufsaday haweeney kadib markii…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamadda Maraykanka oo title 42 soo saartay oo laamaha ammaanka awood u siinaya inay celiyaan dadka Mexico ka soo gala

Arbaco: DECEMBER 28, 2022 Maxkamadda ugu saraysa Maraykanka ayaa go’aan ay soo saartay ku xoojisay sharci xiligii…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska Nigeria oo lagu eedeeyay toogashada haaweeney xaamilo ah

 Arbaco: December 28  2022  Booliska Nigeria ayaa sheegay inay baarayaan askari dilay haweeney qareen aheyd, isla markaan…