SAWIRO:-Danjiraha Somalia ee dalka Sudan oo waraaqaha laga guddoomay
Muqdisho | QOL | October15–2019 —Danjire Maxamed Isxaaq ibraahim ayaa maanta si ramsi ah Warqadihiisa aqoonsiga Safiirnimo…
SAWIRO:-Madaxweynaha K/Galbeed oo la kulmay wafdi ka socda Hay’adda IOM
MMuqdisho | QOL | October15–2019 —adaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa Xafiiskiisa…
Qeybtii u horeysay wafuudii ka qeyb gashay caleema saarkii Axmed Madoobe oo maanta ka dhoofeysa Kismaayo
Muqdisho | QOL | October15–2019 —iyadoo xalay xaflad soo dhoweyn ah loogu sameeyay magaalada Kismaayo wafuudii kala…
Guddiga Madaxa Bannaan ee Xaduudaha Hir-Shabeelle oo la Magacaabey
Muqdisho | QOL | October15–2019 —Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dowladaha Hoose ee Maamulka Hir-Shabeelle ayaa waxaa ay…
Khamri & Dad ka Ganacsanayay oo Dhuusamareeb lagu qabtay
Muqdisho | QOL | October15–2019 —Wararka laga helayo Magaalada dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan…
Axmed Madoobe oo Madaxda dowladda uga digey muddo kororsi
Muqdisho | QOL | October15–2019 —Madaxweynaah dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in uu walaac…
Wada-hadallo Hoose oo u socda Dowladda Federaalka iyo Ahlusunna
Muqdisho | QOL | October15–2019 —Hoggaanka sare ee Maamulkii Ahlusunna ee ku biiray Maamulka Galmudug ayaa dhawaan…
Axmed Madoobe oo wada-hadal ugu baaqay Dowladda
Muqdisho | QOL | October15–2019 —Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ka hadlay khilaafka xilligaan kala…
Wafuudii ka qeyb gashay caleema saarkii Axmed Madoobe oo martiqaad loogu sameeyay duleedka Kismaayo
Muqdisho | QOL | October14–2019 —Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa maanta duleedka Kismaayo waxaa uu martiqaad ugu…
SAWIRO:-Laba sano kadib, xusuusta qaraxii 14-ka October oo la xusay
Muqdisho | QOL | October14–2019 —Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar…
Maxkamad la horgeeyey Siyaasi Muuse Cali Jaamac
Muqdisho | QOL | October14–2019 —Maxkamada Darajada 1aad ee gobolka Bari Puntland ayaa Maanta oo Isniin ah…
Muxuu Madaxweyne Farmaajo ka yiri laba Sano kadib qarixii Soobe?
Muqdisho | QOL | October14–2019 —Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdllaahi Farmaajo ayaa ka hadlay laba sano kadib qarixii…