SAWIRO: Guddoonka baarlamaanka oo qaabilay Wafdi ka socda EU
Muqdisho | QOL | Ogoosto 31, 2019 –Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Maanta…
SAWIRO: Soomaaliya iyo Midawga Yurub oo Kala Saxiixday mashruuc loogu Magac daray Eng. Yariisow
Muqdisho | QOL | Ogoosto 31, 2019 –Wasiirka Qorsheynta xukuumadda federaalka Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan, iyo agaasimaha…
Puntland oo daah-furtay Ololaha Taageeridda Daaweynta Xoolaha
Muqdisho | QOL | Ogoosto 31, 2019 –ku simaha Madaxweynaha Puntland, ahna Madaxweyne ku xigeenka Mudane Axmed…
Taliyaha cusub ee booliska oo ballanqaaday in la furi doono Wadooyinka
Muqdisho | QOL | Ogoosto 31, 2019 –Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Xijaar ayaa…
Maxaa looga hadlay kulankii dhexmaray Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Japan?
Muqdisho | QOL | Ogoosto 31, 2019 –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahan…
SAWIRO: Duqa Muqdisho oo kulan gaar ah la qaatay ku xigeenadiisa
Muqdisho | QOL | Ogoosto 31, 2019 –Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud…
SAWIRO: Banaanbaxyo ka bilowday Kismaayo iyo guud ahaan Ganacsiyadda Magaalada oo xiran
Muqdisho | QOL | Ogoosto 31, 2019 –Dibadbax ballaaran oo ay dhigayaaan shacabka Jubbaland ayaa haatan ka…
SAWIRO: Taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta oo xilka la wareegay
Muqdisho | QOL | Ogoosto 31, 2019 –Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa…
Waxgaradka Jubbaland oo dhex dhexaadin ka dhex bilaabay dowladda dhexe iyo Axmed Madoobe
Muqdisho | QOL | Ogoosto 31, 2019 –Qaar ka mid ah waxgaradka degaanada maamulka Jubbaland ayaa bilaabay…
Saraakiisha Ciidanka Dowladda oo faahfaahiyay Ciidanka AMISOM ee Galmudug tagay
Muqdisho | QOL | Ogoosto 31, 2019 –Taliyaha Ciidanka qeybta 21-aad Cabdicasiis Cabdullaahi Qooje ayaa faahfaahin ka…
Silvia Romano oo laga cabsi qabo in la keeno Soomaaliya
Muqdisho | QOL | Ogoosto 31, 2019 –Dowlada Talyaaniga ayaa shaacisay in ay ka cabsi qabto in …
Kenya oo Amar cusub kusoo rogtay Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee aada Nairobi
Muqdisho | QOL | Ogoosto 31, 2019 –Xilli Muwaadiniinta Soomaaliyeed ay ku qabaan dhibaatooyin waa weyn marista…