Posted in WARARKA MAANTA

Xisbiga mucaaradka Ucid oo kasoo horjeestay hadal ay soo saareen guddiga diiwaan galinta Ururada Siyaasadda ee Somaliland

Isniin: DECEMBER 26, 2022 Guddida Diwaan galinta ururrada iyo Ansixinta Asxaabta Qaranka ee Jamhuuriyadda Gooni isutaageeda ku…

Posted in WARARKA MAANTA

banaanbax ka dhigay Muqdisho looga soo horjeedo muddo kororsiga uu sameystay Madaxweynaha KGS C/casiis Xasan Maxamed Lafta gareen

Isniin: DECEMBER 26, 2022 Dadweyne banaanbax ka dhigay maanta magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegeen inay kasoo horjeedaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiye ku xigeenkii hore amniga gobolka Banaadir, Cali Cabdi Wardheere oo Fariin u diray Taliye ku xigeenka Booliska, General Zakiya

Isniin: DECEMBER 26, 2022 Guddoomiye ku xigeenkii hore ee amniga iyo siyaasadda maamulka gobolka Banaadir, Mudane Cali…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka duur-joogta Itoobiya oo isku duba ridinaya koox ugaarsato ah oo baadi goobaya Waraabe dilaa ah

Isniin: DECEMBER 26, 2022 Maamulka duur-joogta Itoobiya, ayaa isku duba ridinaya koox ugaarsato ah, oo baadi goobaya…

Posted in WARARKA MAANTA

Ganacsatada Soomaalida ee daneeya suuqa Online-ka oo soo badanaya

Isniin: DECEMBER 26, 2022 Shirkadaha ganacsiga ee ku shaqeeya suuqa Online-ka ee Internet-ka, gaar ahaanna kuwa Soomaalida…

Posted in WARARKA MAANTA

Qasaaraha dhimasho ee ka dhsahay Qabowga iyo duufaanta Christmas-ka ee dalka Mareykanka oo gaartay 60 qof.

Isniin: DECEMBER 26, 2022 Ugu yaraan 30 qof ayaa ku naf waayay duufaanta Christmas-ka ee dalka Mareykanka,…

Posted in WARARKA MAANTA

Dr. C/qaadir Saalax “Marka mustawaha bulshadu isu beddelo waaqici, waa marka keliya ee rajo ay muuqan karto?”

Isniin, 26 December [Qaranimo Online] Dr. C/qaadir Saalax oo ka mid ah qalin-layda Soomaaliyeed, ahna barre wax…

Posted in WARARKA MAANTA

Afayeenka Alshabaab Cali Dheere oo ka hadlay Heshiiskii ay la galeen Beesha reer Xaaji Saleebaan iyo Odayaashii laga xiray Cadaado

Isniin: DECEMBER 26, 2022 Afhayeenka guud ee kooxda Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Nin wacay booliska si uu uga cawdo buuqa firinjeerka gurigiisa yaalla oo ka mid noqday liiska wicitaanada yaabka dhaliyay ee ay daaha ka qaadeen Booliska Leicestershire ee dalka Ingiriiska.

Isniin: DECEMBER 26, 2022 Nin wacay booliska si uu uga cawdo buuqa firinjeerka gurigiisa yaalla ayaa ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Diyaarado dagaalka ah iyo Maraakiib ay leeyihiin milatariga dalka Shiinaha oo hareereeyay Jaziirada Taiwan ee dowladda Shiinaha

Isniin: DECEMBER 26, 2022 Diyaarado badan oo nuuca dagaalka ah iyo Maraakiib ay leeyihiin milatariga dalka Shiinaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Malaayiin qof oo Mareykanka iyo Canada jooga oo ciidda masiixiyiinta kirismaska ku xayiran guryahooda xilli qabow aad u daran iyo dabeylo baraf wata ay u dhinteen ilaa iyo dhowr iyo soddon qof

Isniin: DECEMBER 26, 2022 Malaayiin qof ku kala nool waddaamda Mareykanka iyo Canada ayaa ciidda masiixiyiinta ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Nabad Sugidda iyo kuwa Haramcad oo Xoog ku furay Wada Xariirisa Marka iyo Muqdisho oo Alshabaab haysatay Mudo

Isni$in: DECEMBER 26, 2022 Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta ciidamada Nabad…