Posted in WARARKA MAANTA

Kulamo Muhiim ah oo Ka dhacay Joowhar

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya Maxamuud Macalin Cabdulle….

Posted in WARARKA MAANTA

Gudoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo ka horyimid muddo kororsiga laftagareen sheegeyna in awood lagu tagi doono Baydhabo

Guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Soomaaliya ahna mudane ka tirsan Baarlamanka hadda jira Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo qaabilay Wakiilka Hey’adda Qaxootiga Aduunka ee Soomaaliya.

Talaado: DECEMBER 20, 2022 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Laftagareen oo u dabaaldegay Sanadguuradiisii 4aad, xili uu xaalku ku xun yahay

Talaado: DECEMBER 20, 2022 Munaasabad loogu Dabaal Degayey 4-Sano Guuradii kaso Wareegatay Markii Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed…

Posted in WARARKA MAANTA

Ustaad Maxamed “Waxbarashadu, muhiim uma ahan oo keliya kobaca dhaqaalaha ee waxay kaloo muhiim u tahay in bulshada wacyigeeda kor loo qaado”

Talaado, 20 December [QARANIMO ONLINE] Ustaad Maxamed Xassan C/qaadir oo ka tirsan guddiga qiimeynta waxbarashada Soomaaliya ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Booliska Magaalada Muqdisho oo Rag Hubaysan Soo Qabtay Xili Amniga Muqdisho uu sii xumaanyay

Talaado: DECEMBER 20, 2022 Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay xalay ciidamada Booliska…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciyaartoydii reer France ee kala ah Aurelien Tchouameni, Kingsley Coman iyo Randal Kolo Muani oo aflagaado cunsuriyad ah loogu geystay baraha bulshada

Talaado: DECEMBER 20, 2022 Ciyaartoydii reer France ee kala ah Aurelien Tchouameni, Kingsley Coman iyo Randal Kolo…

Posted in WARARKA MAANTA

Gudoomiye Cali Jayte “ dadka deegaanka waxaan u sheegaynaa inay ka fogaadaan meelaha ay haatan isku uruursanayaan AShabaab

Talaado: DECEMBER 20, 2022 Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan, Mudane Cali Jayte Cismaan oo warbaahinta kula hadlay jiidda…

Posted in WARARKA MAANTA

Sarkaal ka tirsanaa Al-shabaaab oo isku soo dhiibay Ciidamada dowladda ee deegaanka Tareshante oo dhinaca Koonfureed kaga beegan Baledweyne.

Talaado: DECEMBER 20, 2022 Sarkaal ka tirsanaa Ururka Al-shabaaab ayaa isku soo dhiibay Ciidamada dowladda iyo kuwa…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyihii Waqtiga u kordhiyey Lafta-gareen oo xog cusub bixiyey

Talaado: DECEMBER 20, 2022 Guddoomiyihii hore ee baarlamanka Koonfur Galbeed Cali Saciid Fiqi, oo hadda ah xildhibaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Lafta gareen oo markii ugu horeysay ka hadlay jahwareerka siyaasadeed ee ka jira Koonfur Galbeed

Talaado: DECEMBER 20, 2022 Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo waxaa xaley ka qabsoontay munaasabad loogu Dabaal Degayey…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiilada dalka Maraykanka oo la filayaa inay timaado Soomaaliya toddobaadka soo socda

Talaado: DECEMBER 20, 2022 Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiilada dalka Maraykanka ayaa la filayaa…