Posted in WARARKA MAANTA

Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo Oo Shir La Yeeshay Madax Ka Qeyb Galeysa Shirka Ka Furmay Sharma Sheekh

Mogdishu | QOL | Febaraayo 25, 2019 –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaala Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Wafdi Ka Socda Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Qaranka Oo Korjoogto Ka Ah Doorashooyinka Nigeria

Mogdishu | QOL | Febaraayo 24, 2019 –Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo…

Posted in WARARKA MAANTA

Senator Xuseen Sheekh Oo Sheegay In Xildhibaan Boqore Todobaad Ka Hor Laga Kaxaystay Ilaaladiisa

Mogdishu | QOL | Febaraayo 24, 2019 –Kadib markii shalay kooxo hubeysnaa Bastoolado ay Degmada Kaaraan ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Sawirro:-Banaanbax Maanta Ka Dhacay Magaalada Baladweyne

Mogdishu | QOL | Febaraayo 24, 2019 –Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa Maanta waxaa ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Sawirro:-Shirweyne Caalami Ah Oo Maanta Ka Furmaya Sharma-Sheek

Mogdishu | QOL | Febaraayo 24, 2019 –Shirweynihii Koowaad ee Hoggaamiyayaasha dalalka Carbeed iyo kuwa Midowga Europe…

Posted in FAALO / MAQAAL WARARKA MAANTA

RW Cabdirisaakh Xaaji Xuseen iyo RW Xasan Cali Kheyre Xaggee isaga mid yihiin?

Toronto | QOL | Febaraayo 23, 2019 – Marka la doonayo in la isgarab dhigo dhacdooyin taarikheed oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaankii la dilay oo horay uga hadlay arrimo ku saabsan amaankiisa

Mogadishu | QOL | February 23, 2019–Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqorre ayaa khudbaddii ugu dambeysay ee uu ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoonka Golaha Shacabka Oo Ka Hadlay Dilkii Loo Geystay Xildhibaan Boqore

Mogadishu | QOL | February 23, 2019–Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee JFS Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Farmaajo Oo Laamaha Amniga Faray Inay Baaris Ku Sameeyaan Dilkii Xil. Cismaan Cilmi Boqorre

Mogadishu | QOL | February 23, 2019–Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan Boqore Oo Muqdisho Lagu Dilay

Mogadishu | QOL | February 23, 2019–Kooxo ku hubeysan Bastoolado ayaa Goordhow waxa ay gudaha Degmada Kaaraan…

Posted in WARARKA MAANTA

Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Qayb-Gelaya Shirka Dalalka Carabta Iyo Midowga Yurub

Mogadishu | QOL | February 23, 2019–Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu…

Posted in WARARKA MAANTA

sAWIRO:-R.W Kheyre Oo Xariga Ka Jaray Xabsiga Guud Ee Muqdisho Iyo Maxkamad Casri Ah

Mogadishu | QOL | February 23, 2019–Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre oo…