Germany iyo Britain oo Kenya ka taageeraya dagaalka Al-shabab
Muqdisho | QOL | November 25, 2018 –Dowladdaha Germany iyo Ingiriiska ayaa sheegay in ay lacago farabadan…
Jen. Koronto: “duqeynta Galmudug ka socota ayaan ka billaabeynaa Hirshabeelle”
Muqdisho | QOL | November 25, 2018 –Taliyaha Qeybta 27aad ee Miltariga Soomaaliya Jeneraal Maxamuud Maxamed Koronto…
Muuse Biixi oo Puntland ku eedeeyay hurinta colaada Tukaraq
Muqdisho | QOL | November 25, 2018 –Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo shalay booqasho aan lasii…
Sawiro:-War-saxaafadeed kulanka Madaxda Uganda iyo Somaliya
Muqdisho | QOL | November 25, 2018 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa…
Hogaamiyaha Xisbiga talada haayo ee Taiwan oo is casishay
Muqdisho | QOL | November 25, 2018 –Madaxweynaha Jasiirada Taiwan ahna hogaamiyaha Xisbiga talada haaya ee Jasiirada…
Mareykanka:”waxaan qabnaa rajo ah in amniga Soomaaliya uu soo hagaagi doono”
Muqdisho | QOL | November 25, 2018 –Inkastoo todobaad ka hor intuunan soo caga dhigan Magaalada Muqdisho…
Eng. Yarisow “Dib u howlgelinta Kooxda Cayaaraha ee Minishiibiyo waxay ka tarjumeysaa muhiimadda ay ciyaaruhu u leeyihiin isdhexgalka iyo horumarka “
Muqdisho | QOL | Nofeembar 24, 2018 — Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Cismaan (Eng.Yarisow)…
Doorashada xiliga dhexe ee Taiwan oo loo dareeray
Muqdisho | QOL | November 24, 2018 –Malaayiin muwaadiniinta reer Taiwan ah ayaa u dareeray doorasahada xiliga…
Madaxweynaha Dalka Oo la kulmaya dhigiisa dalka Uganda
Muqdisho | QOL | November 24, 2018 –Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi…
Rutu: “300,000 oo Somali ah ayaan ku celinnay dalkooda
Muqdisho | QOL | November 24, 2018 –Madaxweyne ku xigeenka Dalka Kenya, William Ruto ayaa sheegay in ay…
Muwaadin Soomaaliyeed oo dalka Konfur Afrika lagu dilay
Muqdisho | QOL | November 24, 2018 –Koox Burcad Koonfur Afrikaan ah, ayaa waxa ay dalkaasi ku…
Soomaalida Mareykanka oo dacwad ka gudbiyay shirkada Amazon
Muqdisho | QOL | November 24, 2018 –Soomaalida dalka Mareykanka ee ku nool Magaalada Minnasota ayaa dacwad…