Tuhuno Hareeyay In Loo Fududeeyay Kooxda Al-Shabaab Gaarista Villa Rosa
. Isniin: NOVEMBER 28, 2022 Waxaa shaki iyo su’aalo badan hareeyay weerar in ka badan 10 sacaadood…
Soomaalida u kala socdaalaysay dalalka Kenya iyo Soomaaliya oo ay caqabad ku timid
Isniin: NOVEMBER 28, 2022 Ganacsatada iyo Shacabka Soomaalida ee u kala safra dalalka Soomaaliya iyo Kenya, ayaa…
Dadweynaha Shiinaha oo ku gacan seyray awaamiirta xanibaadda Covid19
Isniin: NOVEMBER 28, 2022 Mudaaharaadyada loogga soo horjeedo xannibaadaha cudurka safmarka Covid19 ee dalka Shiinaha, ayaa u…
Aabbe gabadhiisa ku casuumay inay goobjoog ka noqoto maalinta lagu fulinayo xukunka dilkiisa
Isniin: NOVEMBER 28, 2022 Haweeney 19 jir ah oo u dhalatay dalka Mareykanka, ayaanan awoodi doonin inay…
Dhaawaca Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Axmed Doodishe oo ku dhaawacmay weerarka lagu qaaday hotel Villa Rosa oo xaaladiisa soo hagaagayso.
Isniin: NOVEMBER 28, 2022 Warar kala duwan ayaa ka soo baxa qaraxyadii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho,…
Rasaas weli laga maqlayo gudaha hotelka Villa Rossa oo xalay Maleeshiyadka Alshabaab gudaha u galeen.
Isniin: NOVEMBER 28, 2022 Hotel Villa Rossa oo fiidnimadii xalay ay weerar ku qaadeen Al-shabaab ayaa ilaa…
Rag iyo dumar isku magaalo kunool luqado u kala gaarana ku kala hadla
Axad: NOVEMBER 27, 2022 Xawsadu ayaa waxay ku maah maahaan “Hal Ilaah, iyo magaalooyinka kala duwan”, iyagoo…
Weerarkii Hotelka Villa-Rosa oo ku yaalla inta u dhaxeysa Tiyaatarka Qaranka iyo godka Jilicow oo Wali socda iyo Ciidamada Dowlada oo dad soo badbaadiyay.
Axad: NOVEMBER 27, 2022 Hotelka Villa-Rosa oo ku yaalla inta u dhaxeysa Tiyaatarka Qaranka iyo godka Jilicow…
Ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka oo la wareegay deegaanka Ceelbaraf ee gobolka Shabeelllaha Dhexe Cabsi caawa ka jirta halkaas
Axad: NOVEMBER 27, 2022 Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka ayaa maanta la wareegay deegaanka…
Gaashaanle dhexe Muqtar Tifoow Shaah-macabe oo lacag dhan 5-kun oo dollar guddoonsiiyay xubno ka mid ah ciidamada Macawisleyda ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Axad: NOVEMBER 27, 2022 Saraakiil ka tirsan ciidamada xooga dalka oo uu horkacayay Gaashaanle dhexe Muqtar Xasan…
Wararka hadda naga soo gaaray magaalada Muqdisho oo sheegaya in rasaas iyo qaraxyo laga maqlayo hoteel u dhow Madaxtooyada.
Axad: NOVEMBER 27, 2022 Wararka hadda naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in rasaas iyo qaraxyo…
Dowlada Dalka Germalka oo Fududeeneysa Helitaanka Dhalashada Dalkaasi iyo Mudada lagu Qaadanayo
Axad: NOVEMBER 27, 2022 Dowlada Dalka Germalka ayaa Fududeeneysa Helitaanka Dhalashada Dalkaasi iyo Mudada lagu Qaadanayo. Qaabka…