Madaxweyne Farmaajo oo Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socda dalka Ereteriya
Muqdisho, Ogoosto 13, 2018 – Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Ereteriya Mudane Cusmaan Saalax iyo Lataliyaha Madaxweynaha Ereteriya Mudane…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre Oo Shir-guddoomiyay Kulanka Todobaadlaha ah ee SMP3
Muqdisho, August 13, 2018 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta…
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Muqdisho Kula Kulmay Wafdi Uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea
Muqdisho, August 13, 2018 – Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali khayre ayaa la kulmay…
R.W. Khayre oo Balanqaad u sameeyay dhalinyarada
Muqdisho | QOL | August 13, 2018 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali…
R.W. Khayre oo u digay masuuliyiinta dowladda
Muqdisho | QOL | August 13, 2018 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa…
Somali Prime Minister welcomes high-level Eritrean delegation in Mogadishu
Mogadishu, August 13, 2018 Somali Prime Minister Hassan Ali Khaire received a high-level delegation from Eritrea including…
Wasiirka Arr. Dibadda Eritrea oo soo gaaray Muqdisho
Muqdisho | QOL | August 13, 2018 – Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho waxaa saakay…
Jubbaland iyo AMISOM oo ka wada hadlay dagaalka Shabaab
Muqdisho | QOL | August 13, 2018 – Madaxweyne ku xigeenka Koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan…
Wafti ka socda ONLF oo gaaray Addis Ababa
Muqdisho | QOL | August 13, 2018 – Xubna sare oo ka socda Jabhadda ONLF ayaa fiidnimadi…
Madaxweyne Farmaajo “Dhallinyarada Soomaaliyeed waxa ay udub dhexaad u yihiin horumarka iyo dib-u-curashada dawladnimada dalka”
Muqdisho, Ogoosto 12, 2018; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dhallinyarada Soomaaliyeed ay…
Guddoomiye Eng. Yarisow oo xubno ka tirsan Olalaha Isxilqaan ku booqday qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka Banaadir
Muqdisho, Ogoosto 12, 2018 — Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo qaar…
Khasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhashay Kaawo soo duntay Kismaayo
Muqdisho | QOL | August 12, 2018 – Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbadda…