Posted in WARARKA MAANTA

Koobka Adduunka: Ecuador oo 2-0 uga badisay xulka Qadar ciyaartii furitaanka

Isniin: NOVEMBER 21, 2022 Xulka Ecuador ayaa 2-0 uga badiyay xullka Qadar ciyaartii furitaanka Koobka Adduunka oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Soomaaliya oo magacaabay Gudoomiye ku xigeenada gobolka Banaadir

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxay ka wada hadleen RW Xamse & Safiirka Cusub ee Imaaraadka?

Muqdisho|Qol| 20-11}2022Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee dowladda…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo sheegtay inay soo baxeen Kooxo khalqal gelinaya Amniga magaalada Garoowe

Muqdisho|Qol| 20-11}2022Taliye ku xigeenka qaybta Booliska gobolka Nugaal  ee Puntland ahna ku-simaha taliyaha Gaashaanle Dhexe Maxamuud Muuse…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha Wakiilada Puntland oo ansixiyay miisaaniyadda sanadka 2023

Muqdisho|Qol| 20-11}2022 Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland , Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Macawiisleyda oo weeraray degaan ay ku sugnaayeen Al-Shabaab

Muqdisho|Qol| 20-11}2022 Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa  sheegaya in ciidamo katirsan kuwa degaannada Shabeellaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh” Halganka dalka looga saarayo AS waa go’aan wanaagsan oo ay qateen madaxda iyo shacabka Galmudug”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug  Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada ATMIS oo howlgal miino baaris ah ka sameeyay duleedka Kismaayo

Ciidamada Kenya ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS ayaa  howlgallo baaritaano ah ka sameeyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka G/Shabeellaha Dhexe oo soo bandhigay ciidamo la dagaalama Al-Shabaab

Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan oo ay wehliyaan Wasiiru Dowlaha Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Hirshabelle…

Posted in WARARKA MAANTA

Dalal tiro badan oo gaarey heshiis lagu badbaadinayo cimilada dunida

Axad:NOVEMBER 20, 2022 Shir madaxeedka cimilada adduunka ee ka socday maalmihii u danbeeyey dalka Masar, ayaa waxaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Qiimaha iibka xoolaha xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee Kenya oo sare u kacay

Axad:NOVEMBER 20, 2022 Iibka xoolaha ee Xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee Waqooyi-Bari Kenya, ayaa sare u kacay, kadib…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciyaar yahankii ku guuleystay Ballon D’or Karim Benzema oo aan ka qeyb galeynin ciyaaraha koobka adduunka

Axad:NOVEMBER 20, 2022 Weerar yahanka reer France ee, Karim Benzema, ayaa ka maqnaan doona ciyaaraha kubadda cagta…