Posted in WARARKA MAANTA

TOP NEWS :-Taliyayaasha Nabad-Sugida Iyo Booliska Oo La Magacaabay

Muqdisho | QOL | 19  February, 2018–Shir Deg deg ah oo ay Maanta Golaha Wasiirada Soomaaliya ku yeesheen Magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Dowladda Oo Gacanta Ku Dhigay Waxyaabaha Maanka Dooriya Iyo Rag Ka Ganacsanayay

Muqdisho | QOL | 18  February, 2018–Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa waxa ay maanta deegaanka Gubadley ee duleedka Bari degmada…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Gobolka iyo Ganacsatada oo ka wada hadlay cabashooyin ku aaddan canshuuraha

Muqdisho | QOL | 18 February 2018 — Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Wafdi ka Socda Dowladda Qadar Oo Maanta Soo gaaray Muqdisho(Sawiro)

Muqdisho | QOL | 18  February, 2018 —Wasiir ku xigeenka wasaaradda Qorsheynta iyo maalgashiga caalamiga ah Fahmo Axmed Nuur…

Posted in WARARKA MAANTA

Duqa Muqdisho oo Wareejiyey dhul xarun tababar oo casri ah Dawladda Turkigu uga dhisi doonto Ciidanka X.D.S.

Muqdisho | QOL |17 February 2018 — Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng….

Posted in WARARKA MAANTA

Sawiro:–Howlgal gaar ah Oo Laga Fuliyey wadada Isku Xirta Dagmooyinka Baydhabo iyo Buurhakaba

Muqdisho | QOL | 18  February, 2018 —Howlgal gaar ah ayaa maanta ka dhacay wadada xiriirisa Degmooyinka Baydhabo iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Kulan Muhiim ah Oo Ka Dhacay Magalada Muqdisho

Muqdisho | QOL | 18  February, 2018 Kulankaan wadatashiga ah oo ku saabsanaa Habraaca Doorashada 2020-ka ayaa waxaa ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Sawiro:-Gudoomiye Yariisoow Oo Turkiga Ku Wareejiyey Dhul Lagu Tababar doono Ciidanka X.D.S.

Muqdisho | QOL | 18  February, 2018 —Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow)…

Posted in WARARKA MAANTA

Sawiro:-Iminka Waa Sidee Jawiga Suuqa Weyn Ee Bakaaraha

Muqdisho | QOL | 18  February, 2018 —Guud ahaan waxaa Iminka xiran ganacsiyadii suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha,…

Posted in WARARKA MAANTA

Akhriso:-Khilaaf Xoogan Oo Sookala Dhaxgalay Taliyaha Ciidamada Xooga Iyo La-taliyaha Amniga Madaxweyne Farmaajo

Khilaafk u dhaxeeya   Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdiweli Jaamac Xuseen Gorod iyo La-taliyaha Madaxweyne Farmaajo…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhagayso:-Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Dadkii dhulkooda laga qaaday midkale ayaan ugu badelnay”

Muqdisho | QOL | 18  February, 2018 —Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhagayso:-Xaalada Suuqa Bakaarah Oo Saakay Aan Caga Balaanarn Ku Taagneeyn

Muqdisho | QOL | 18  February, 2018 —Wararka ka imaanaya suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta…