Shirka Golaha Wasiirada oo go’aamo muhiim ah laga soo saaray
Kismayo | QOL | 13 July 2017 – Shirkii Golaha Wasiirada ee Xukuumada Dowlada Federaalka Soomaaliya oo uu…
Golaha Wasiirada oo ansixiyey Wax-ka-bedel lagu sameeyey Xeerka Saxaafada
Kismayo | QOL | 13 July 2017 – Wasiirka Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan…
Cabdiwali Gaas : Dalku wuxuu u baahan yahay ciidamo leh Astaan Qaran
Garoowe | QOL | July, 13, 2017 – Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas kana mid…
Shirka hordhaca Golayaasha Wasiirada ee Federaalka & Jubbaland
Kismaayo | QOL | 13 July 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo Madaxweynaha…
Ra’iisul Wasaare Khayre “Booqashada Kismaayo waxay muujinayaa midnimo iyo in dawladdu ay diyaar u tahay inuu la xisaabtamo shacabkeedu”
Kismaayo | QOL | 12, July 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre…
Madaxweyne Farmaajo “Waa in Labada Aqal ay ka odayeeyaan Hannaanka Dib-u-eegista Dastuurka”
Muqdisho | QOL | , 12 Luulyo 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo…
Wasiir Xoosh iyo wafdigiisa oo la kulmay Madaxweyne Shariif Xasan
Baydhabo | QOL | July 11, 2017 – Wafdiga uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda…
FEDERAL GOVERNMENT OF SOMALIA ANNOUNCES TAXATION OF COMPANIES OPERATING FROM MOGADISHU INTERNATIONAL AIRPORT
Mogadishu, 10 July 2017 – Senior Federal Government officials recently on 6 July 2017 met with a…
Xildhibaan Axmed Macali Fiqi oo ka hadalay hadalkii Sheekh Nuur Baaruud Gurxan
Muqdisho | QOL | 11 July 2017 – Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa wax laga xumaado ku…
Mareykanka oo ka hadlay Xoreynta Mosul
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ugu hambalyeeyey Iraq, Ra’isulwasaaraheeda iyo ciidanka amaanka xoreyntii ay kooxda Daacish ka…
Howlgalo Xoogan Oo Ominka Ka Soconayo Qayba Kamidah G/Gado
Muqdisho | QOL | 11 July 2017 —Howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ayaa ka bilowday degmooyin ka…
Shirweynaha Dib u’eegista dastuurka Oo La Shaaciyey Xiliga Uu Furmayo
Muqdisho | QOL | 11July 2017 —Wasiirka Wasaarada Dastuurka ee Xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil oo wareysi…