Posted in WARARKA MAANTA

Shir looga hadlayey la xisaabtanka 157 shirkadood oo aan bixin canshuurta oo ka dhacay Garoonka Aden Cade

Muqdisho | QOL | 06, July, 2017 – Shir balaaran oo lagu wargalinayey bixinta canshuuraha in kabadan 157 shirkadood…

Posted in VIDEOS WARARKA MAANTA

Dhagayso: RW Khayre oo laga waraystay siidaynta Maxaabiista Soomaalida ee ku xirxiran daafaha Caalamka !

https://www.youtube.com/watch?v=V6dc467Iz6A&feature=youtu.be

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo dalka dib ugu soo laabtay

Muqdisho | QOL | 5 July 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo wafdi uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirka Golaha Amniga Qaranka oo Muqdisho ka Furmay

Muqdisho, 5ta Luulyo 2017- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta guddoomiyey shirka Golaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Ahlu Sunna oo ka hadashay sicir bararka gobolada dhexe

Muqdisho | QOL | 5 July 2017 —Iyadoo shalay guud ahaan uu hakad galay ganacsigii Degmada Guriceel…

Posted in WARARKA MAANTA

Hay’ada UNICEF Oo Shaacisay In Ay Sii Kordhayso Caruurta Muhaajiriinta Oo Kayimaada Wadamo Ay Soomaliya Qayb Katahay

Muqdisho | QOL | 5 July 2017 —Warbixin cusub oo ay soo saartay hay’adda Qaramada Midoobay u…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

Dowlada Sacuudiga oo diiday inuu yahay isha xagjirnimada

Muqdisho | QOL | 5 July 2017 —Warbixin ay soo saartay hay’ad samaysa daraasaadka ayaa Sacuudi Carabiya…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

R/Wasaarah Dalka Oo Sikulul Ugu Hadalay Sicirbaraka Laga Soo sheegayo Qayba Kamidah Gobalada Dalka

Muqdisho | QOL | 5 July 2017 —Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Waa Maxay Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Xalay Ka Dhacay Muqdisho ?

Muqdisho | QOL | 5 July 2017 —Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax xalay lagu…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

Safiirka Soomaaliya ee Ethopia oo ka hadlay Maxaabiista laga sii deynayo Xabsiyada Dalkaasi

Muqdisho | QOL | 5 July 2017 —Safiirka Soomaaliya u fadhiya Addis Ababa Amb. Maxamed Cali Nuur…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

Hay’ada UNICEF oo ka deyrisay xaalada caruurta Soomaaliyeed

Muqdisho | QOL | 5 July 2017 —Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha caruurta ee UNICEF ayaa…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

Wariye Boqorka Bartamaha Oo Ka Mid Ah Maxaabiisya RW Kheyre Xabsiga Ka Soosaray

Muqdisho | QOL | 5 July 2017 —Xafiiska Ra’isla Wasaare Kheyre ayaa u xaqiijiyey Qaranimo.com  in Wariye Maxamed…