Wasiirka Arimaha Dibeda ee UAE oo qoraal af Soomaali ah soo dhigay bartiisa Twitterka, kana hadlay Qarxixii Zoobe
Talaado: NOVEMBER 1, 2022 Wasiirka Arrimaha Dibadda Imaaraadka Carabta Abdalla Bin Zayed ayaa bartiisa Twitterka ku daabacay…
Abwaan Guure oo loo magacaabay Maareeyaha Tiyaatarka Qaranka
Talaado: NOVEMBER 1, 2022 Wasiirka Warfaafinta Xukumadda Federaalka Soomaaliya Daa’uud Aweys Jaamac ayaa u magacaabay maareeyaha golaha…
Taliyaha cusub ee ciidamada booliska Puntland Muumin Cabdi Shire oo xilka la wareegay
Talaado: NOVEMBER 1, 2022 Taliyaha cusub ee ciidamada booliska Puntland S/guuto Muumin Cabdi Shire ayaa xilka kala…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Aljeeriya uga qeyb galaya Shir madaxeedka dalalka Carabta
Talaado: NOVEMBER 1, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Khartuum ee caasimadda…
Qaramada Midoobay oo kordhiyay mudada howlgalka xafiiska UNSOM ee Soomaaliya
Talaado: NOVEMBER 1, 2022 Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa muddo sanad ah u kordhiyay howlgalka Soomaaliya…
Laba Xidigle Xasan Ibraahim oo ka tirsan ciidanka Gor Gor oo ka warbixiyey muhiimada uu leeyahay degaanka Masaajid Cali-Gaduud
Isniin: OCTOBER 31, 2022 Laba Xidigle Xasan Ibraahim oo ka tirsan ciidanka Gor Gor ayaa ka warbixiyey…
Wasiir Fiqi “Si khasaaraha u yaraado waa in lasoo sheego argigixisada, argigixisadu waxaa ay ku faaneen leynta Shacabka Soomaaliyeed
Isniin: OCTOBER 31, 2022 Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya oo maanta booqday xarunta howl-galada gurmadka degdega ah…
Wasiirka Dhallinyarada Oo Bogaadiyey Dhallinyaro U Istaagay Gurmadka
Isniin: OCTOBER 31, 2022 Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha ayaa galabta kulan dhiirri-gelin la qaatay dhallinyarada Daryeel…
Hindiya oo Ugu yaraan maydadka 133 qof oo lagu soo wareejiyay eheladooda
Isniin: OCTOBER 31, 2022 Hawlgallada samata bixinta ayaa weli ka socda degmada Morbi ee gobolka Gujarat, halkaas…
Aqalka Cad ee maraykanka oo soo saaray bayaan ku aadan qaraxyadii Zoobe
Isniin: OCTOBER 31, 2022 Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa cambaareeyey qaraxyadii Sabtidii ka dhacay agagaarka Zoobe ee…
Aaska dadkii ku dhintay isbuurashadii Sabtidii ka dhacday K/Koonfureed oo la bilaabay
Isniin: OCTOBER 31, 2022 Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed, Yoon Suk-yeol, ayaa booqday goob lagu qabanayay munaasabad allabari ah…
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Gutters oo cambaareeyay qaraxyadii Soobbe, oo ku dhinteen in ka badan 150 qof
Isniin: OCTOBER 31, 2022 Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Gutters ayaa cambaareeyay qaraxyadii Soobbe, kaasoo ay…