Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Somaaliya ayaa sheegtay in xubno ka tirsan Al-Shabab xalay lagu diley weeraro xalay dhacay.

Arbaco: OCTOBER 26, 2022 Dowladda Somaaliya ayaa sheegtay in xubno ka tirsan Al-Shabab xalay lagu diley weeraro…

Posted in WARARKA MAANTA

Sarkaal sare oo ka tirsan dowladda Ukraine oo sheegay in ciidamada Ruushka ay isu diyaarinayaan inay galaan “dagaalladii ugu cuslaa

Arbaco: OCTOBER 26, 2022 Sarkaal sare oo ka tirsan dowladda Ukraine ayaa sheegay in ciidamada Ruushka ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u magacaabay Cabdirisaaq Juurile in uu noqdo Lataliye Sare ee dhanka dimuqraadiyeynta iyo dowladda wanaagga.

Arbaco: OCTOBER 26, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Cabdirisaaq Cismaan Xasan…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntland oo galabta gabaldhicii lagu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho

Arbaco: OCTOBER 26, 2022 Madaxweynaha Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed mudane Siciid Cabdullaahi Maxamed iyo wefdi uu hoggaaminaayo…

Posted in WARARKA MAANTA

Netherlands oo baareysa saldhigyo la sheegay in Shiinuhu ka sameystay dalkaas

Arbaco: OCTOBER 26, 2022 Wasaaradda Arrimaha Dibedda Netherlands ayaa maanta sheegtay inay baareyso warbixino sheegaya in China…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya oo ka gudubtay habraacyada wejiga koowaad ee ku biirista daladda bulshadda ee Bariga Afrika

Arbaco: OCTOBER 26, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardargelinaya qorshaha ka mid…

Posted in WARARKA MAANTA

Muhaajiriin dhaawacayo ka duwan qabo oo laga helay Giriigga

Arbaco: OCTOBER 26, 2022 Ururka Dhakhaatiirta aan xuduudda laheyn, ayaa sheegay in galankii danbe ee shalay ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Galmudug oo Warsaxaafadeed Kaso Saartay Dagaalkii Alshabaab looga Qabsaday Deegaanka Qaayib.

Arbaco: OCTOBER 26, 2022 Dowladda Galmudug waxay bogaadineysaa howlgalka ciidamada xoogga Dalka, kuwa daraawiishta Galmudug iyo dadka…

Posted in WARARKA MAANTA

Korneyl Xasan Jaamici “Shabaab waa uga dhamaatay Galmudug”

Arbaco: OCTOBER 26, 2022 Korneyl Xasan Maxamed Abuukar (Xasan Jaamici) oo ka mid ah Saraakiisha Ciidanka Xoogga…

Posted in WARARKA MAANTA

Doorashada Barlamaanka Denmark oo bilaabaneysa 1 November

Arbaco: OCTOBER 26, 2022 Danmark ayaa dooranaysa baarlamaan cusub 1da Nofeembar. Qaybo badan oo ka mid ah siyaasada…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo lagu tallaalay tallaalka corona oo la cusboonaysiiyay.

Arbaco: OCTOBER 26, 2022 79-jirkan ayaa ku booriyay malaayiin Mareykan ah oo aan helin tallaalka, kaas oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhallinyaro Falal amniga lidi ah ka waday Muqdisho oo lasoo Bandhigay

Arbaco: OCTOBER 26, 2022 Ciidamada booliiska degmada Wadajir oo sameeyay howlgalo amniga lagu xaqiijinayo ayaa gacanta kusoo…