Posted in VIDEOS WARARKA MAANTA

DAAWO: Cabdulqaadir Gaafoow oo loo doortay xildhibaan aqalka hoose

https://www.youtube.com/watch?v=qIb2YXg4NSg

Posted in VIDEOS WARARKA MAANTA

DAAWO: Gabar Musharaxad xildhibaan galmudug oo xiran jaakada”Bullet Proof Vest”

https://www.youtube.com/watch?v=6HLEvD_iiZw

Posted in WARARKA MAANTA

Gudiga doorashada HirShabeelle oo sheegay waqtiga doorashada dib loo billabayo

Muqdisho, November 20, 2016: Gudiga doorashada maamulka Hirshabeelle ayaa shaaciyay waqtiga dib loo bilaabayo doorashada xubnaha aqalka hoose…

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax xoogan oo mar dow ka dhacay Xamarweyne

Muqdisho, November 20, 2016: Qarax xoogan ayaa mar dhow laga maqlay magaalada Muqdisho gaar ahaan Bacadlahi hore  ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Cumar C/rashiid iyo Shariif Xasan oo kulan ku maray Baydhabo

Muqdisho, November 20, 2016: Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa shalay saacado ku sugnaa magaalada Baydhabo,…

Posted in WARARKA MAANTA

Doorashadi ka socatay HirShabeele oo dib loo dhigay

Muqdisho, November 19, 2016: Warar dheeraad ah ee kasoo baxaya doorashada aqalka hoose ee maamulka HirShabeele, oo xalay…

Posted in WARARKA MAANTA

“Waxaa la ii diiday inaan u tartamo Kursiga Xildhibaanimo”

Muqdisho, November 19, 2016: Duqii hore ee Gobolka Banadir ahna Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Maxamuud Axmed Nuur…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga doorashada oo maanta go’aan ka gaaraya shaqaaqadii xalay ka dhacday Jowhar

Muqdisho, November 19, 2016: Guddiga doorashada heer goboleed ee Hirshabeelle ayaa maanta lagu wadaa in go’aan ka soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Safiirka Imaaraadka Carabta u qaabilsan Soomaaliya oo cabsi awgeed Nairobi u guuray

Muqdisho, November 17, 2016: Maxamed Axmed Cusmaan Alxamaadi, Safiirkii Imaaraadka Carabta u qaabilsan Soomaaliya, ayaa saldhig KMG ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Roobab xoog leh oo saaka ka da’aya Muqdisho

Muqdisho, November 17, 2016: Roobab xooggan ayaa saaka ka da’aya magaalada Muqdisho iyo deegaanada u dhow, iyadoo roobabkan…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland iyo Galmudug oo isku fahmi la’ kala qaadista Ciidamada is-hor fadhiya

Muqdisho, November 17, 2016: Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in xalay iska hor imaad kooban…

Posted in WARARKA MAANTA

AMISOM oo nin ka mid ahaa Ergooyinka ku dilay Cadaado

Muqdisho, November 16, 2016: Ciidamada AMISOM ee Ilaalada ka haya Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee Cadaado ayaa goor…