Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal mar kale saaka ka qarxay Gaalkacyo

Muqdisho, November 06, 2016: Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Galmudug iyo Puntland ayaa saaka dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo,…

Posted in WARARKA MAANTA

DAAWO: Xildhibaan Cabdi Axmed Dhuxuloow “Dhagdheer” iyo Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo ka hadlay dagaalka Gaalkacyo

https://www.youtube.com/watch?v=eCoqX6IjO-o&feature=youtu.be

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax goor dhow ka dhacay agagaarka Isgoyska Sayidka ee Muqdisho

Muqdisho, November 05, 2016: Qarax ismiidaamin ah ayaa lagu qaaday goor dhow kolonyo gaadiid ciidan ah oo ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Shaqaalaha dowladda Hoose ee Xamar oo mushaarkooda u yaboohay dib u dhiska waddooyinka

Muqdisho, November 05, 2016: Maamulka Gobalka Banaadir ayaa sheegay in shaqaalaha dowladda Hoose ee Xamar ay muddo bil…

Posted in WARARKA MAANTA

“Ma garanayo sida doorashada sanadkan ajaaniib ugu lug yeelan karaan”

Muqdisho, November 05, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya , ayaa ka hadlay doorashada sanadkaan ka dhaceyso dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Doorashada xildhibanada aqalka hoose oo billaabatay

Muqdisho, November 05, 2016: Wararka noga imanayo magaalada Garowe, ayaa  sheegaya in halkaasi ay ka bilaabatay doorashada xubnaha…

Posted in NEWS in ENGLISH WARARKA MAANTA

A Teacher Allegedly Told A Muslim Refugee She Can’t Wait For Trump To Deport Him

All you Muslims think you are so smart. I can’t wait until Trump is elected. He’s going…

Posted in FAALO / MAQAAL WARARKA MAANTA

Sooyaalkii Axmad Xaayoow 1958-2016

Muqdisho | QOL | November 4, 2016 – Axmad Mocoow Xaayoow “Dulmidiid” Eebbe ha unaxariistee wuxuu ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo soo dhaweeyey heshiiskii Abuu Dhabi ay ku gaareen Puntland iyo Galmudug.

Muqdisho, 03, November – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyey heshiiskii dhawaan…

Posted in NEWS in ENGLISH WARARKA MAANTA

Somali President welcomes the Abu Dhabi peace agreement signed by Puntland and GalMudug over Galkayo conflict

Mogadishu, 03 November 2016 – HE Hassan Sheikh Mohamud, the President of the Federal Republic of Somalia…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Soomaaliya oo warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka gudoomay safiirka cusub ee Midowga Yurub


Muqdisho, 03 Noveember 2016 – Maddaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga…

Posted in NEWS in ENGLISH WARARKA MAANTA

EMIRATES MUST KEEP THEIR HANDS OFF SOMALIA

Wagosha Movement Of Somalia Warns UAE Over Its Land Grabbing Deal In Jubba Valley Of Somalia By…