Magacyada xildhibaanada maamul goboleedka Hirshabeele ee la dhaariyay
Muqdisho, October 10, 2016: Waxaa xalay fiidnimadii lagu dhaariyay Hoolka shirarka ee shirkada Farjano magaalada Jowhar xildhibaano ka…
Guddiga doorashooyinka dadban oo ku baaqay in xal laga gaaro arinta Somaliland
Muqdisho, October 9, 2016: Sida wararka nagu soo gaareen, Guddiga doorashooyinka dadban ee Soomaaliya, ayaa markale ku celiyay…
Educating the Horn: Paving a path to college for Somali youth. By: Ahlaam Ibraahim
I recently took a trip to Minnesota, home of one of the biggest Somali-diaspora communities in the…
Xubno dantoodi ka waayay Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka soo muuqday Liiska Aqalka sare ee Galmudug
Muqdisho, October 9, 2016: Marka si hoos ah loo eego Liiska uu soo gudbiyay Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen…
Madasha Hoggaanka Qaranka oo ku baaqdey in deg-deg loo joojiyo colaadda Gaalkacyo
Muqdisho, 8 October 2016 (Villa Somalia) — Madasha Hoggaanka Qaranka ayaa ugu baaqday dowlad goboleedyada Puntland iyo…
Itoobiya oo shaacisay dalka ay kaga shakisan tahay colaada dalkeeda ka socoto
Muqdisho, October 8, 2016: Koox aqoonyahanna ah ee taageera dawlada Itoobiya ayaa warbaahinta dalkaasi u sheegay in koox…
Hey’adda culumada Soomaaliyeed oo baaq nabadeed u jeediyay dhinacyada ku dagaalamay Gaalkacyo
Muqdisho, October 8, 2016: Sheekh Bashiir Axmed Salaad, Gudoomiyaha hey’adda culumada Soomaaliyeed oo saaka la hadlay Radio Muqdisho…
Maamulka Galmudug iyo Puntland oo faraha isku fiiqaya
Muqdisho, October 8, 2016: Sida na soo gaartay, Maamulka Galmudug ayaa soo saaray war saxaafadeed uu ugaga hadlayo…
Loolan adag oo ka taagan xulidda Xildhibaannada Golaha Shacabka
Muqdisho, October 7, 2016: Is heysad balaaran ayaa ka taagan qaab xulidda Xildhibaannada Golaha Shacabka oo xubin kasta…
Wasaarada Arrimaha Gudaha oo amartay in 48 saac gudahood la soo gudbiyo xildhibaanada Hirshabelle
Muqdisho, October 7, 2016: Odayaasha dhaqanka ayaa lagu amray inay muddo 48 saacadood gudahood ku soo gudbiyaan xubnaha…
“Galmudug iyo Al-Shabaab ayaa duulaan ku soo qaaday Gaalkacyo”
Muqdisho, October 7, 2016: Puntland ayaa ku eedeysay in dagaalka Gaalkacyo ay ku soo qaadeen Maamulka Galmudug…
Dad Ku Geeriyooday Weerar Ka Dhacay Mandhera
Muqdisho, October 6, 2016: Weerar gaastay khasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac ayaa saq dhexe xalay waxa uu…