Posted in WARARKA MAANTA

Musharaxiinta Mucaaradka oo ku gacan seyray go’aanka Gobolka Banadir

Muqdisho, September 19, 2016: In kastoo aysan waxba ka qaban karin, ayaa Musharaxiinta Mucaaradka ka hor-yimideen go’aan ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Jabriil Ibraahim Cabdulle oo maanta ku dhawaaqaya Musharaxnimadiisa

Muqdisho, September 19, 2016: Madaxii Xarunta Cilmi baarista iyo wada-tashiga ” CRD ” Jibriil Ibraahim Cabdulle, ayaa maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

“Dowladda Soomaaliyeed marnaba kama tanaasuleyso hal taako oo ka mid ah Baddeena in la qaato”

Muqdisho, September 19, 2016: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aanay marnaba ka tanaasuli doonin hal taako…

Posted in WARARKA MAANTA

Warar ka soo baxay Weerarkii Is-qarxinta ahaa ee lagu dilay Jen. Goobaale

Muqdisho, September 18, 2016: Warar fah-faahin ah ayaa ka soo baxaya weerar is qarxin ah oo maanta duhurkii…

Posted in WARARKA MAANTA

Lacagtii laga xaday Bankiga dhexe oo wali la isku heysto

Muqdisho, September 18, 2016: Max’ed  Aadan Ibraahim (Farkeeti),Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Soomaaliya, ayaa sheegay in Lacagtii laga xaday…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo kuxigeenkiisa oo ku qaybsamay arrinta Jowhar

Muqdisho, September 18, 2016: Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo kuxigeenkiisa ayaa isku af-garan waayay ka qeyb galka shirka Maamul…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo sagootiyay Guddi dul taagnan doono Dacwada Badda ee Somalia iyo Kenya

Muqdisho, September 18, 2016: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay sagootiyay guddi kor joogto ah, kuwaasoo…

Posted in WARARKA MAANTA

Colaada Marka iyo ciddii ka dambaysay

Muqdisho, September 17, 2016:  Xasan Cumar Macallin,Guddoomiyaha Degmada Marka ee Gobolka Shabeellaha hoose,ayaa mas’uuliyiinta Wasaaradda arrimaha gudaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamada ciidamada qalabka sida oo xukun ku ridey qaar ka tirsanaa ururka IS

Muqdisho, September 17, 2016: Maxkamada ciidamada qalabka sida ee gobolka Bay ayaa ku xukuntay xukun xarig ah rag…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirka maamul u sameynta Sh/dhexe iyo Hiiraan oo la isku mari la’ayahay

Muqdisho, September 17, 2016: Wararka  na soo gaaray aya sheegaya in, Shirka maamul  u sameynta Sh/dhexe iyo Hiiraan…

Posted in NEWS in ENGLISH WARARKA MAANTA

25 miraa cargo planes head to Somalia after flights ban lifted

A pick-up truck carrying miraa drives past a police road block. Twenty five cargo planes carrying miraa…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha: “Shacabka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe waxaan ugu baaqaya inay dedejiyaan dhismaha maamul ka shaqeeya horumarkooda’’

Jowhar, 15 September 2016 (Villa Somalia)—-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Jowhar…