Wasiirka Dhalinyarada oo xalay ka bad baaday dil
Muqdisho, August 8, 2016: Maxamed Xasan Nuux,Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga Xukuumadda Soomaaliya ayaa xalay fiidkii ka bad baaday…
DAAWO: Doorashada federaalka Soomaaliya 2016 oo dib loo dhigay
https://youtu.be/3_tANHCO1Fg
Ma Fashilmin Shirka Jowhar
Muqdisho, August 7, 2016: Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa,Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Soomaaliya, ayaa beeniyay in uu fashilmay shirka…
Madaxweynaha oo la kulmay Saraakiisha dowladda iyo AMISOM
Muqdisho, August 7, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya kulan Casho Sharaf ah…
Dibad baxyada ka socda Gondar “Itoobiya” oo dad lagu dilay
Muqdisho, August 7, 2016: Waxaa la sheegayaa in dibad baxyada ka socda magaalada Gondar ee ay degaan Qowmiyada…
Hindise Sharciyeedkii Jinsiyadda oo dib dawladu u soo celisay
Toronto | QOL | August 5, 2016 | Muwaadiniinta Soomaaliyeed – Ma la socotaan in Dawlada Soomaaliyeed…
Shirka Madasha Hoggaamiyeyaasha DFS iyo Dowlad Goboleedyada oo si habsami leh weli uga socda Muqdisho
Muqdisho, 6 August 2016 (Villa Somalia) – Shirka Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa…
Soomaaliya oo bisha soo socota martigelineysa Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD
Muqdisho, 6 August 2016 (Villa Somalia) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta…
Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka oo isku qabtay Dastuurka
Muqdisho, August 6, 2016: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Jawaari, ayaa isku qabtay qodobo ka…
Banaanbax ballaaran ee ka socoda Muqdisho
Muqdisho, August 6, 2016: Maanta waxaa magaalada Muqdisho ka socda banaanbax ballaran oo ay dhigayaan haweenka soomaaliyeed…
Soomaaliya oo marti galineysa Shirka IGAD
Muqdisho, August 6, 2016: Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,ayaa saaka dib ugu soo laabtey magaalada…
Ciidamada Danab oo qabsaday garoonka diyaaradaha Gaalkacyo
Muqdisho, August 6, 2016: Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo, ayaa sheegaya in xalay maqribkii ay ka dageen…