R/Wasaare ku xigeenka oo ka qeyb galay Shir lagu soo bandhigayey Sharciga Ilaalinta Badaha Soomaaliyeed.
Muqdisho, July 10, 2016….Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa maanta shir…
PRESS RELEASE: The Right Path (Tubta Toosan) Initiative – Somalia
Civil Society Organizations (CSOs) have a huge role to Prevent or Countering Violent Extremism in Somalia Mogadishu,…
Gudoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Banaadir oo ballan qaaday in Maxaabiista ka caawin-doono dhanka Racfaanka
Muqdisho, July 10, 2016: Dr Saalax Sheekh Ibraahim Dhiblaawe, oo ah Gudoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir, ayaa Booqday Xabsiga…
Dibadbax, berri, ka dhici doona Muqdisho (gees ka gees.)
Muqdisho, July 10, 2016: Hay’ada Culimada Soomaaliyeed, ayaa Maalinta Isniinta ah ku Baaqday banaanbax looga soo horjeedo weerarkii…
Maamulka Puntland oo sheegay in 50% dilalka ka dhaca Gaalkacyo aanay ahayn fal Al-Shabaab ku lug laheyn
Muqdisho, July 10, 2016: Maamulka Puntland ayaa sheegay in dilalka iyo amni darada ka jira magaalada Gaalkacyo aanay…
“Hubka oo aan xakameysneyn iyo ciidamada oo xerooyin laheyn Amni darada ayay qeyb ka yihiin”
Muqdisho, July 10, 2016:Yuusuf Xuseen Jimcaale Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, ayaa sheegay in amni darada…
Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay
Mogadishu, 09 July 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka…
Booliiska oo ka dalbaday dhallinyarada Muqdisho, in ay la shaqeeyaan
Muqdisho, July 9, 2016: General Maxamed Sheikh Xasan Xaamud oo ah,Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa dhalinyarada gobolka Banaadir…
DFS oo deeq lacag ah ka heshay QM
Muqdisho, July 9, 2016: War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobe ee magaalada New York, ayaa sheegaya…
Xisbiyada oo ka eed-sheeganaya Madaxweyne Xasan Sheekh
Muqdisho, July 9, 2016: Isbahaysiga Xisbiyada Soomaaliyeed ayaa dowladda ku eedeeyay inay faragalin ku hayso doorashada Sanadkaan la…
Mid ka mid odyaashii soo xulay Baarlamaanka oo dil ka baxsaday
Muqdisho, July 9, 2016: Maxamed Xasan Qalinle oo ka mid ah Odayaashii dhaqanka ee soo xulay Baarlamaanka Federaalka…
FOOLBUUG – Barta bulshada Soomaaliyeed
Warsaxaafadeed Mudanayaal iyo Marwooyin Maanta waa maalin weyn oo u soo hoyatay Ummadda Soomaaliyeed meel walba ee…