Posted in WARARKA MAANTA

Jubbaland oo taageertay go’aankii Madaxweynaha

Muqdisho, May 23, 2016: Maamulka Jubbaland aya asoo dhoweeyay go’aankii Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu shalay ku…

Posted in VIDEOS WARARKA MAANTA

FAALLO: Ma Xildhibaannadaa qaldan mise Madaxwaynahaa la qasbay ?

Toronto | QOL | 22 May 2016 | Ma aha wax siyaasadda ama maaulka Xafiis Madaxweeyne ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Dad Gaajo Darteed Ugu Dhintay Baladweyne

Muqdisho, May 22, 2016: Warar naga soo gaarayaa  maamulka magaalada Baladweyne, ayaa sheegaya in 14 qof oo shacab…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Axmed Madoobe oo go’aan adag ka qaatay Doorashada 2016

Muqdisho, May 22, 2016: Jubaland ayaa gacanta ka taagatay cawaaqib xumada ka imaan karta hadii wax laga bedelo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo Xeer Madaxweyne ku ansixiyay heshiiskii hanaanka doorashooyinka

Muqdisho, May 22, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa goor dhow ku dhawaaqay inuu xeer Madaxweyne ku…

Posted in WARARKA MAANTA

M/weyne Xasan Sheekh oo kala diraayo Baarlamaanka haddii aysan go’aan gaarin

  Muqdisho, May 21, 2016: Xildhibaan Maxamuud Axmed Kulalihi oo ah mudane ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo walaac ka muujiyay dib u dhaca ka jira hanaanka doorashada 2016.

Muqdisho, May 21, 2016: Dowladda Mareykanka ayaa walaac ka muujisay dib u dhacyada ka jira hanaanka doorashada 2016…

Posted in WARARKA MAANTA

Baarlamaanka oo maanta mar kale ka doodaya hanaanka doorashada 2016

Muqdisho, May 21, 2016: Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah ka doodi doona…

Posted in WARARKA MAANTA

Xaflad lagu taageeray musharaxa Baarlamaanka Cusub oo ka dhacday London

Muqdisho, May 20, 2016: Xafladaan lagu taageerayay Musharax Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee 2016-ka  Eng Axmed Mukhtaar ayaa…

Posted in NEWS in ENGLISH

Dispatches from the Field: Meetings in Mogadishu

Mogadishu, May 20, 2016: Security Council members today started their visiting mission to the Horn of Africa with…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo ka digtay in wax laga bedelo heshiiskii hannanka doorashada 2016.

Muqdisho, May 20, 2016: Golaha Wasiirada Maamulka Puntland ayaa ka digay in wax ka bedel lagu sameeyo heshiiskii…

Posted in WARARKA MAANTA

Dabageed Oo Ku Dhowaaqay In Xaalad Adag Ay Ka Jirto Baladweyne.

Muqdisho, May 20, 2016: Yuusuf Axmed Hagar Dabageed, Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa ku sheegay in magaalada Baladweyne ee…