Posted in WARARKA MAANTA

WAR MURTIYEED: Ma Jiro Musharax uu Ururka Gurmad Leeyahay

Muqdisho, May 17, 2016: Sida uu ururka Gurmad dhowr goor horay u caddeeyay, Gurmad waa dhaqdhaqaaq waddaniyadeed, ahdaaftiisana…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya oo ka qeybgaleysa Shirka Caalamiga ah ee Arrimaha Gargaarka oo ka dhacaya Istanbul

Muqdisho, May 16, 2016: Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, , ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku…

Posted in NEWS in ENGLISH

Helsinki University to offer degree in Somali language

Muqdisho, May 16, 2016:  Starting in autumn 2017 the University of Helsinki will offer Somali philology as…

Posted in WARARKA MAANTA

NUSOJ oo maanta dooranayso Hoggaan Cusub

Muqdisho, May 16, 2016: Shirweynaha ee magaalada Muqdisho uga socda Suxufiyiinta Soomaaliyeed, ayaa maanta lagu wadaa in lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Tarsan “Munaasabaddii 15-ka May waxay noqotay in dowladdu waxqabadkeeda kaliya ku soo bandhigto”

Muqdisho, May 16, 2016: Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan), Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir  ayaa sheegay in Munaasabaddii maalinta…

Posted in WARARKA MAANTA

Mudane Cumar Cabdirashiid oo maanta la kulmaya Guddigii loo saaray dib u eegista hanaanka doorasho

Muqdisho, May 16, 2016: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa maanta lagu wadaa inuu la kulmo Guddi hoosaadkii…

Posted in WARARKA MAANTA

DAAWO: Xaaladda Ceelbuur halka ay marayso

https://youtu.be/HE_zh444M4Q

Posted in WARARKA MAANTA

Naadiga NAKADSA oo Muqdisho ku qabtay Xuska 15-ka May

Muqdisho, May 15, 2016: Munaasabad si  heer sare loo soo agaasimay oo lagu xusaayey 15 May oo ah…

Posted in NEWS in ENGLISH

AU Special Representative for Somalia urges Somali youth to seize the opportunity to shape the destiny of their country

Mogadishu, 15 May 2016 – The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC)…

Posted in NEWS in ENGLISH

African Union extends Amisom duty in Somalia

Muqdisho, May 15, 2016: A communiqué posted on Amisom Dail Media Monitoring and seen by The Standard on…

Posted in WARARKA MAANTA

“Doorashada ka hor waa in Al-Shabaab laga saaraa, meelaha ay ku sugan yihiin”

Muqdisho, May 15, 2016: Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed, ayaa ugu baaqay ciidanka xoogga dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

NISA oo gacanta ku dhigtay nin Laptop-yo ku diyaarinaayay Qaraxyo

Muqdisho, May 15, 2016: Ciidamada Hey’adda Nabadsugida Qaranka ee NISA ayaa u dhacay guri ku yaala degmada H/wadaag,…