Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda A. Gudaha oo rajo ka qabta in ay keento Odayaasha ka maqan Shirka Jowhar

Muqdisho, May 10, 2016: Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay Odayaasha dhaqanka ee wali…

Posted in WARARKA MAANTA

UNHCR oo Kenya ka dalbatay inay ka laabato go’aankii ay gaartay

Muqdisho, May 10, 2016: Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga adduunka ee loo yaqaano UNHCR, ayaa walaac xoogan…

Posted in WARARKA MAANTA

“Meelo Shabaab nabad ku deganaan jireen, ayay maanta nabad ku seexan karin”

Muqdisho, May 10, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in horumar laga sameeyay dagaalka ka dhanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada ammaanka oo saaka Muqdisho ku qabtay gaari Qarax siday

Muqdisho, May 10, 2016: Ciidamada ammaanka ayaa maanta oo Talaado ah ku qabtay agagaarka Isgoyska Sayidka gaari walxaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirweynaha Qaran ee Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo maalintii 6aad galay

Muqdisho, May 9, 2016: Muqdisho waxaa weli ka socda shirweynaha Qaran ee Suxufiyiinta Soomaaliyeed NUSOJ ay kaga arrinsanayaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan: “Soomaaliya horey ayay u dhaqaaqdey, taageerada Midowga Yurub-na waxay gacan ka geysaneysaa horumarka waddankeena’’

Muqdisho, 9 May 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley munaasabad…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geeridii marxuum Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle

Muqdisho, 9 May 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska,…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo wafdi ka socda Mareykanka kala hadley arrimaha doorashooyinka 2016 iyo amniga

Muqdisho, 9 May 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaare…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dib ugu soo laabtey dalka, kadib markii uu ka qeybgaley caleema saarka Madaxweynaha Djibouti

Muqdisho, 9 May 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib ugu soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddi loo saaray doorashooyinka oo wax ka bedel ku sameeyay qodobada qaar

Muqdisho, May 9, 2016: Ayada oo dhowaan Guddoonka Baarlamaanka uu guddi hoosaad u saaray qorshihii guud ee hanaanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaaraha oo magacaabay guddi baara eedeymaha loo jeediyay NISA ee askareynta carruuta

Muqdisho, May 9, 2016: Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa magacaabay guddi xaqiiqo raadin ah, kuwaasoo…

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax xoogan oo goor dhow ka dhacay Xarunta ciidanka Taraafikada ee Muqdisho

Muqdisho, May 9, 2016: Qarax xoogan ayaa goor dhow ka dhacay agagaarka Xarunta Taraafikada Booliska ee degmada C/casiis,…