Posted in CIYAARAHA

Pep Guardiolla ‘Caawa hadii aan ka badin waayo Simone ha la i khaarajiyo’….

Muqdisho | QOL | May 3, 2016 – Tababaraha Kooxda Bayer Munich Pep Guardiolla ayaa sheegay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Ururka Haweenka Qaranka oo baaq u diray duubabka dhaqanka Hiiraan iyo SH/Dhexe

Muqdisho, May 3, 2016: Ururka Haweenka Qaranka ayaa casho sharaf u sameeyey duubabka dhaqanka Gobolada Hiiraan iyo SHabeelaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha Ammaanka ee QM oo tegaaya Soomaaliya, ka hor doorashada Agosto

Muqdisho, May 3, 2016: Wafdi ka socdo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa bishan dhaxdeeda socdaal ku tagi…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaafiic oo xalay lagu garaacay Xerada Xalane

Muqdisho, May 3, 2016: Dhowr madaafiic ayaa xalay abaarihii 1-dii saq dhexe lagu garaacay Xerada Xalane ee ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Kooxda kubbada kolayga ee I. L. S. oo la ganaaxay

Muqdisho, May 2, 2016: Kooxda Kubadda Koleyga I.L.S ayaa  ganaaxan ku muteysatay kadib markii  ay  diideen in ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Gabar Soomaaliyeed oo isku gubtay Jasiirada Nauru

Muqdisho, May 2, 2016: Wararka naga soo gaaraya dalka Australia ayaa sheegaya in gabar Soomaaliyeed oo kamid ah…

Posted in NEWS in ENGLISH WARARKA MAANTA

Amanda Lindhout and mom share a painful phone call from captivity

CBC – The Current | Toronto | May 2, 2016 –  Canadian journalist Amanda Lindhout was kidnapped…

Posted in NEWS in ENGLISH WARARKA MAANTA

Mogadishu airport passenger numbers up over safety measures

  MOGADISHU, May 1 (Xinhua) — The number of passengers using Somalia’s Aden Abdulle International Airport in…

Posted in NEWS in ENGLISH WARARKA MAANTA

Ambassador Fransisco Madeira: “We will remain put in Somalia until our mandate is accomplished”

The Star | May. 02, 2016 | By MONICAH MWANGI |  The African Union Mission in Somalia…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirkadda Spectrum ASA waxay si guul ah kusoo gaba-gabeysay xog uruurintii (2D seismic data) dhul badeedka koonfurta Soomaaliya

War Saxaafadeed   Muqdisho, 02 May 2016 –  Shirkadda Spectrum ASA waxay si guul ah kusoo gaba-gabeysay xog…

Posted in WARARKA MAANTA

Kulankii Baarlamaanka oo maanta dib u dhacay

Muqdisho, May 2, 2016: Kulanki Barlamaanka ayaa maanta dib u dhacay, kaas oo su’aalo ku weydiin lahaa Ra’iisul…

Posted in WARARKA MAANTA

Ingriiska oo ciidamo hordhac ah u diray Soomaaliya

Muqdisho, May 2, 2016: Dowladda Ingriiska ayaa ciidamo horudhac ah geysay Soomaaliya, si ay u taageeraan howl galka…