Xildhibaan Jeesoow oo ka hor yimid mooshinka laga keenay Shirka Jowhar
Muqdisho, April 17, 2016: Shalay ayay ahayd marki Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ay guddoonka Baarlamaanka u…
Guddiyada Baarlamaanka oo ka doodayo qaabka loo wajahayo doorashada 2016
Muqdisho, April 17, 2016: Guddiyada joogtada Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta shir ku leh Xarunta Villa Hargeysa, iyagoo kaga…
Haween lagu dilay magaalada Muqdisho
Muqdisho, April 17, 2016: Dumar tiradooda dhantahay afar ayaa saakay iyo xalay lagu dilay xaafado ka tirsan magaalada…
Dhibaatada Muqdisho taalla ee an laga hadlin.
Muqdisho, April 16, 2016: Tan iyo dagaalladi sokeeye, magalada Muqdishu dadka ku nool wax ay ahayeen kuwa marba…
AMISOM oo dad shacab ah ku laaysay Buulo Mareer ee Sh/Hoose
Muqdisho, April 16, 2016: Wararka nooga imaanayo deegaanka Buula Mareer ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidamo…
Moshin maanta laga keenay Shirka Jowhar
Muqdisho, April 16, 2016: Qaar Xildhibaano ah oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya,ayaa mooshin ka keenay…
Salam Bank oo xarun cusub ka furatay Jowhar
Muqdisho, April 16, 2016: Xaflad si qurux badan loo soo agaasimay oo lagu daah-furayay Xarunta Cusub ee Salaam…
Madaxweynaha Soomaaliland,”Sinaba Soomaaliya Qayb Ugama Nihin Doorashadeeduna Nama Qusayso”.
Muqdisho, April 16, 2016: Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa sheegay in dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya inay…
60,000 oo ruux ayaa la gaarsiiyay raashiin
Muqdisho, April 16, 2016: Guddiga caalamiga ah ee Bisha iyo Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed ayaa raashiin u…
Shir ku saabsan Amniga Afrika oo maanta ka furmaya magaalada Bahar-Dar
Muqdisho, April 16, 2016: Shir ku saabsan Amniga Afrika ee Tana Forum, ayaa maanta ka furmaya magaalada Baxar…
Waraysi Qiima Badan.
Muqdisho, April 15, 2016: Waraysi Farax Macallin oo meelo badan taabanayo ayad ka daawan kartaan. Waa wareeysi meelo badan…
FAROOLOO MADAXWEYNE SOOMAALIYA UNOQDA BAAN ALLOOW KAA MAGANGALNAY!!!
HORDHAC/GOGOL-DHIG – Allaah ayey mahad oo idili usugnaatay, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo….