Posted in WARARKA MAANTA

War murtiyeed laga soo saaray Shirkii Guddiga Dib-u eegista Dastuurka

Muqdisho,21 March 2016: Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa war martiyeed ka soo saaray…

Posted in WARARKA MAANTA

Dawlada Soomaaliya oo xabsiga ka sii daysay Cabdi Waal

Muqdisho,21 March 2016: Cabdi Nuure Siyaad (Cabdi Waal), ayaa Xalay laga sii daayay Xarunta Hay’adda Nabad Suggida &…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo Bali-Doogle ku soo bandhigay arin lagu farxay.

Muqdisho,21 March 2016: Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed, taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa maanta tababbar ugu soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Warku ugu dambeeyay ee ka soo baxay Dab xalay qabsaday isbitaalada Madiina iyo Banaadir

Muqdisho,21 March 2016: War faah faahsan ayaa ka soo baxaya dab xilliyo kala duwan xalay ka kacay isbitaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan oo booqday Bardaale

Muqdisho,20 March 2016: Wafdi uu hor-kacaayo Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in lala xisaabtami doono hay’adaha mashaariicda ka wada dalka

Muqdisho,20 March 2016: Xukuumadda Soomaaliya ayaa cadeeysay in Dowladda iyo Maamulada dalka ay iskaashanayaan la xisaabtanka Hay’adda Mashaariicda…

Posted in WARARKA MAANTA

Mudane Xasan Sheekh oo ku baaqay in gargaar deg-deg lala gaaro dadka ay abaaruhu saameeyeen

Muqdisho,20 March 2016: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed, hay’adaha gargaarka iyo beesha caalamka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal hor leh oo saaka ka qarxay duleedka deegaanka Garacad

Muqdisho,20 March 2016: Warar hadda na soo gaaray ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo Al-Shabaab…

Posted in VIDEOS WARARKA MAANTA

DAAWO: Faaliyaha Qaranka 19 03 2016, qaybaha ugu muhiimsan

https://youtu.be/_fqrgCsLZXU

Posted in NEWS in ENGLISH

Somalia shocked by the sudden death of football legend Abdi Ali Sheik

Muqdisho,19 March 2016: Somalia is in a deep grief after the country lost one of its greatest football legends…

Posted in WARARKA MAANTA

Bulshada Rayidka oo ka soo horjeestay Warbixinada Kooxda la socodka Cunaqabateynta Hubka

Muqdisho,19 March 2016: Kulan aad u balaaran oo ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho in ka badan 500 hogaamiye oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda Arrimaha gudaha oo ku baaqday in gurmad lala gaaro dadka ay abaaraha saameeyeen

Muqdisho,19 March 2016: Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ugu baaqday hay’adaha samafalka inay gargaar…