Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga arrimaha dibadda ee barlamaanka oo hambalyo u diray xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta

Muqdisho,13 March 2016: Guddiga arrimaha dibadda ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa hambalyo u diray Xoghayaha Cusub ee Jamacadda Carabta …

Posted in WARARKA MAANTA

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo sheegay in maxkamad la soo taagi doono dadka lagu soo qabtay maandooriyaha

Muqdisho,13 March 2016: Axmed Cali Daahir Xeer ilaliyaha guud ee Qaranka ayaa sheegay in sharciga la horkeeni doono…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo soo saaray war ku saabsan Somalia

Muqdisho,13 March 2016: Stephen Schwartz oo ah Safiirka dowlada Mareykanka ee dalka Soomaaliya, ayaa markii ugu horeysay ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Ku Wajahan Magaalada Beledweyne.

Muqdisho,13 March 2016: Cumar Cabdrashiid Cali Sharmaake Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa maanta ku wajahan…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoonka Baarlamaanka oo soo saaray qaraar ku aadan Amniga dalka

Muqdisho,13 March 2016: Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa qaraar ku saabsan Amniga dalka, kadib kulamadii Baarlamaanka ee lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

“Gobol kasta amnigiisa ayuu sugtaa, annagana wax saameyn ah naguma yeelaneyso”

Muqdisho,12 March 2016: Yuusuf Xuseen Jimcaale Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho,Yuusuf Xuseen Jimcaale, ayaa ka hadlay…

Posted in WARARKA MAANTA

Masar iyo Soomaaliya Oo Heshiis Ganacsiga Xoolaha Ku Kala Saxiixday Qaahira.

Muqdisho,12 March 2016: Wasiirka Khayraadka Xoolaha xukuumadda Soomaaliya Siciid Xasan iyo wasiirka maalgashiga Masar Khaalid Xanafi, ayaa magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiiro U Kuur-galay Shaqooyinka Kasocda Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.

Muqdisho,12 March 2016: Dhowr Wasiir oo ka tirsan Xukuumadda Dhexe ee dalka ayaa booqasho ku tagay Garoonka caalamiga…

Posted in WARARKA MAANTA

Jaamacadda Carabta oo ku baaqday in laga qaado Soomaalia cunaqabateynta hubka

Muqdisho,12 March 2016: Wasiiradda Arrimaha dibada Jaamacada Carabta ayaa ku baaqay in Soomaaliya laga qaado cunaqabateynta hubka ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo sheegay in Haweenka heli doonaan doorkooda ka qeyb galka siyaasada

Muqdisho,12 March 2016: Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa sheegay in Haweenka Soomaaliyeed ay la siin doono doorkooda…

Posted in CIYAARAHA WARARKA MAANTA

11 Maarso 2 Guurada maalintii uu baxay Boqorkii Codka Tubeec

Muqdisho | QOL | March 11, 2016 –  Maalin Jimce ah 11-3-2016 waxa ay ku beegan tahay…

Posted in CIYAARAHA

Saadaasha 8-da koox ee isugu soo hari doono!

Muqdisho | QOL | March 10, 2016 – Sida ay tilmaameyso Saadaasha Cida u soo baxeysa wareega…