Taliye kuxigeenkii Nabadsugida degmada Cadale oo la dilay
Muqdisho,6 March 2016: Ibraahim Maxamuud Waanbe, oo ahaaTaliye kuxigeenkii Nabadsugida degmada Cadale, ayaa xalay lagu dilay degmadaas, kadib…
“Nin dambiile ah oo meel laga soo qabtay ma aheyn”
Muqdisho,6 March 2016: Hogaamiyihii hore ee maleeshiyaadkii ka dagaalamayay Buuraha Galgala ee Puntland, Maxamed Saciid Atam, ayaa bishii…
“Wadooyinka Muqdiaho la iskama xiran karo”
Muqdisho,6 March 2016: Yuusuf Xuseen Jimcaale, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa sheegay in aan la xiri karin wadooyinka Muqdisho…
Everything Must Go: Somalia Sells Its Dignity
Hibaaq Osman Founder, Karama | Muqdisho,6 March 2016: The dramatic fall in the price of oil has had…
Qaraxyo goor dhow ka dhacay degmada Baardheere
Muqdisho,5 March 2016: Wararka naga soo gaaraya degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in qaraxyo is xig…
Kalfadhiga Baarlamaanka oo maanta la soo xiray iyo Xildhibaanada oo fasax galaya
Muqdisho,5 March 2016: Kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in la soo…
Baarlamaanka oo su’aalo la xiriira amniga weydiinaya Wasiirka Amniga gudaha
Muqdisho,5 March 2016: Xildhibaannada Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta mar kale ku yeelanaya magaalada Muqdisho, kulan ay su’aalo…
R/kuxigeenka Soomaaliya Oo Ka Qayb Galay Shir Ka Dhacay Maraykanka.
Muqdisho,5 March 2016: Mudane Maxamed Cumar Carte, Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa halkaasi…
Burcad Badeed Dhameysatay Xukun oo Lagu Celiyay Soomaaliya
Muqdisho,4 March 2016: Jamaal Maxamed Xasan, Safiirka Dowlada Soomaaliya u fadhiya Dalkani Kenya iyo Qunsulka Safaarada Cali Maxamed…
Mudanayaal ka tirsan baarlamanka Soomaaliya oo ka qeybgalay kulanka baarlamaannada Afrika
Muqdisho,4 March 2016: Shirka baarlamaanada Afrika oo looga hadlay warbixin ay soo diyaarisay waaxda Ururka Midowga Afrika uqaabilsan…
Baarlamaanka oo war murtiyeed ka soo saaraya natiijadii kulamadii Amniga
Muqdisho,4 March 2016: Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalinta berri oo Sabti ah lagu wadaa inuu War murtiyeed ka…
Isbitaalka Somali German oo qaliin ku guuleystay (Warbixin )
Muqdisho | QOL | March 4, 2016 – Isbitaalka Caalamiga ah ee Somali German Hosbital ee ku…