Posted in WARARKA MAANTA

Nigeria oo dadkeeda uga digtay sharoobo lala xiriiriyay dhimashada tiro carruur ah

Talaado: OCTOBER 11, 2022 Nigeria ayaa muwaadiniinteeda uga digtay isticmaalka sharoobo lala xiriiriyay dhimashada tiro carruur ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Lacagihii ay qaadan jireen Lataliyaasha Gobolka Banaadir iyo Xoogaga Waddaniyiinta oo gudoomiye Madaale joojiyay

Talaado: OCTOBER 11, 2022 Wareegto shalay kasoo baxday guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho…

Posted in WARARKA MAANTA

Rabshado ka dhacay jaamacadda Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya

Talaado: OCTOBER 11, 2022 Wararka ka imaanaya magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Ruushka oo gantaallo hor leh ku garaacay Ukraine

Talaado: OCTOBER 11, 2022 Ruushka ayaa gantaallo hor leh ku garaacay dalka Ukraine, wuxuu la beegsaday deegaanno…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyihii degmada Qoryooley oo goordhaw la dilay

Talaado: OCTOBER 11, 2022 Warrarka ka imaanaya gobolka Shabeellada Hoose ee Soomaaliya ayaa sheegaya in qarax lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Wafdi ka socda DFS oo ay hoggaamineyso Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha shacabka oo gaaray degmada Buule Burde ee gobolka Hiiraan

Talaado: OCTOBER 11, 2022 Wafdi ka socda Dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo ay hoggaamineyso Guddoomiye ku xigeenka…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo cambaareeyay duqeymihii uu Ruushka ka gesytay caasimadda Kyiv ee Ukraine

Talaado: OCTOBER 11, 2022 Waxaa si weyn loo cambaareeyay Ruushka kadib markii duqeymo dhowr ah ka geystay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dalka Jarmalku oo isu diyaarinaya in uu geeyo gantaalada difaaca hawada sare tignoolajiyada cusub maalmaha soo socda geeyo dalka Umriane

Talaado: OCTOBER 11, 2022 Jarmalku ayaa isu diyaarinaya in uu geeyo gantaalada difaaca hawada sare ee tignoolajiyada…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefonka kula xiriiray Xoghayaha Arrimaha Debedda ee UK James Cleverly kalana hadlay dagaalanka Ururka al-Shabaab.

Talaado: OCTOBER 11, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefonka kula xiriiray Xoghayaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ka qeyb galaya Shirka Baarlamaannada Adduunka

Talaado: OCTOBER 11, 2022 Shirka Baarlamaannada Adduunka ayaa maanta lagu wadaa inuu ka furmo Magaalada Kigali ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Scotland oo sare u qaadaysa dadaalka ay uga go’eyso UK

Isniin: OCTOBER 10, 2022 Hoggaamiyaha dowladda Scotland ayaa Axaddii sheegtay inay xoojin doonto ololaha ay Scotland uga…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Mareykanka “Xuquuqda iyo Waajibaadku waxay qeexaan saxaafadda xorta ah lagana wada shaqeeyo ammaanka iyo danaha dalka.

Isniin: OCTOBER 10, 2022 Dowladda Mareykanka ayaa soo saartay qoraal ay fariin ugu direyso dowladda Soomaaliya iyo…